Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile
Abdirizak Hashi

@abdiabdinur

PhD. Research interest: Health & Medicine, Public Admin, & Education. @indianastate. @UNomaha. Every so often politics.

ID: 2728656953

calendar_today30-07-2014 01:16:50

8,8K Tweet

8,8K Followers

2,2K Following

Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile Photo

Haddii ay dhab tahay in MD XSM (Hassan Sheikh Mohamud) uu uddayn (tanaasul) ka muujiyey wax-ka-baddelka qodobada dastuurka ee horay uu u sameeyey, waa arrin bogaadin mudan.

Haddii ay dhab tahay in MD XSM (<a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a>) uu uddayn (tanaasul) ka muujiyey wax-ka-baddelka qodobada dastuurka ee horay uu u sameeyey, waa arrin bogaadin mudan.
Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile Photo

Xoola-raacatadu mararka qaar kuma heshiiyaan in si nidaam ka muuqdo ay xoolahooda uga waraabsadaan ceelka ay u soo arooraan. Waxaa dhexmara garabootan mararka qaar isu beddela gacan-ka-hadal sababi kara in dad ay ku dhintaan. Si taas la mid ah, nidaamka dawladeed ee Soomaalida

I wonder who funds and behind these idiots. Is it the Turkish government or a rival foreign government? Somalia is neither Libya nor Syria. These Turks know nothing about Somali people. The more the Turks tweet like this the more Somalis reject them. Türkiye in Somalia

Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile Photo

Will Somalia survive HSM? This man is a power-hungry and will do whatever it takes to stay in power. He is reckless and must be rejected.

Safiih siyaasadeed waa qof fursado siyaasadeed isaga oo helay aan ka faa’iidaysan—fashil ku soo dhammeeya. Safiih siyaasadeed mustaqbalka carruurtaada looma dhiibo.

Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile Photo

Somalia guud ahaan lama oran karo dawlad ama xukuummado ayaa ka dhisan macna leh. Somalia malahan maxkamado madax-bannaan iyo baarlaman shaqeeya oo madax-bannaan. Afarta jiho dad ayaa isku laynaya. Waa dal SUFAHA SIYAASADEED u gacan galay, meel kasta.

Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile Photo

Haddii gobol dalkii kamid ah aad ku tilmaanteen “burcad-badeed”, idinkuna magaca iyo foolxumada saw lama wadaagaysaan? Saw dunidu uma aqoonsanayso Somalia “burcad-badeed?

Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile Photo

B/Xaawo—waa magaalo nabad ahayd muddo aad u dheer. Waa magaalo waxbarasho; waa magaalo ganacsi; waa maaglo uu maro webiga Daawo oo dadku (qaar) ay beeraley yihiin. Eebbe haka dhawro sharka kuwa waxmagartada ah.