
Abdirahman Said
@abdirahman_euro
Deputy Director General @NIRASomalia Former Judge at Banaadir Regional Court of Somalia. Views are my own.
ID: 1632394888774918145
https://nira.gov.so 05-03-2023 14:58:04
43 Tweet
313 Followers
425 Following

Today, I visited the NIRA Somalia center in Hodan District, where staff were diligently serving the community by registering individuals and issuing ID cards to those previously registered. The visit aimed to encourage their efforts, ensure efficient & effective service delivery.


Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Abdirahman Said, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Degmada Deyniile, Mudane Cumar Maxamuud, ayaa si rasmi ah maanta xarigga uga jaray Xarunta Cusub ee Hay'adda NIRA ku yeelanayso Degmada Deyniile. #Somalia


A historic milestone for Somalia! After 34 years, the country starts issuing National IDs! Kudos to the Government of Somalia, NIRA Somalia & partners for this achievement. UN Development proudly supports a secure, inclusive & transparent digital ID ecosystem aligned with #SDG16.9.


1/2 Maareeye Ku-xigeenka Guud ee NIRA Abdirahman Said iyo Xoghaya Guud ee Gobolka Benaadir, Mudane Faysal Carraale Afrax, ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta NIRA ay ku yeelanayso Degmada Xamar-jajab si shacabka degmada loogu dhaweeyo adeegga Aqoonsiga Qaranka.


1/2 Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda NIRA Abdirahman Said iyo Xoghaya Guud ee Gobolka Benaadir, Mudane Faysal Carraale Afrax, ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta NIRA ay ku yeelanayso Degmada Waaberi.


1/2 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo uu weheliyo Maareeye Abdiweli Timacade ayaa caawa xarigga ka jaray Laanta Guud ee ay Hay'adda NIRA ku yeelanayso magaalada Dhuusamareeb, & xarumaha kale sida Gaalkacyo, Cadaado, iyo Caabudwaaq.




1/3: The PM of the Federal Government of #Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, today chaired a high-level meeting on the implementation of the National ID System by integrating it with various public & private sector services to accelerate digitalization and improve service delivery.


Somalia mandates use of biometric ID for govt, private sector services biometricupdate.com/202504/somalia… via Biometric Update

Deputy DG Abdirahman Said and the Commissioner of Warta Nabadda, Mrs. Saynab Mohamoud Xaabsey, have officially inaugurated a new NIRA center in #Mogadishu's Warta Nabadda for National ID services! 🆔 --- Hay'adda NIRA ayaa xarun cusub ka daahfurtay Degmada Warta Nabadda.


1/3 Today, NIRA Deputy DG, Abdirahman Said, inaugrated the NIRA National ID Verification System Integration Workshop with service providers and relying entities. #DPI #DataProtection #DigitalTransformation #Somalia




1/2 NIRA commends the press release from the Ministry of Transport and Civil Aviation of #Somalia, linking all its services to the National Identification System, following the Directive of H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre.
