Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile
Cabdiraxmaan Cirro

@abdirahmanirro

6th President of the Republic of Somaliland.

ID: 2397973130

linkhttps://www.presidencysl.com calendar_today19-03-2014 14:35:39

1,1K Tweet

70,70K Followers

1 Following

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Maanta, Ololahayaga Doorashada isku-sidkan waxa aan isku marnay Gobolka Awdal, Gobolka Gebilay & Gobolka Saaxil. WADDANI, waa rejada Somaliland. 🟧

Maanta, Ololahayaga Doorashada isku-sidkan waxa aan isku marnay Gobolka Awdal, Gobolka Gebilay & Gobolka Saaxil. 

WADDANI, waa rejada Somaliland. 🟧
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Halkani waa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland oo hormuud iyo horseed-ba u ah isbeddelka dalkan ka dhici doona dhawaan. Ballanteennu waa ARBACADA 🟧🟧

Halkani waa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland oo hormuud iyo horseed-ba u ah isbeddelka dalkan ka dhici doona dhawaan. 

Ballanteennu waa ARBACADA 🟧🟧
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to H.E. President Donald Trump, Donald J. Trump on your historic 2nd term re-election as the 47th president of the United States of America.  We Somalilanders are thrilled with your bold policies towards Somaliland and look forward to strengthening the

Congratulations to H.E. President Donald Trump, <a href="/realDonaldTrump/">Donald J. Trump</a> on your historic 2nd term re-election as the 47th president of the United States of America. 

We Somalilanders are thrilled with your bold policies towards Somaliland and look forward to strengthening the
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa sharaf & milgo ii ah in uu Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici uu caawa taageero dhismahayga musharraxnimo iyo dedaaladda isbeddel doonka ee dalka ka socda. Waa tallaabo weyn oo loo qaadayo dhanka isbeddelka & wadajirka umadda, dhanka

Waxa sharaf &amp; milgo ii ah in uu Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici uu caawa taageero dhismahayga musharraxnimo iyo dedaaladda isbeddel doonka ee dalka ka socda. 

Waa tallaabo weyn oo loo qaadayo dhanka isbeddelka &amp; wadajirka umadda, dhanka
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Shacabkaygow, waxa aan idinka mahadnaqayaa sidii baaxadda lahayd ee aad cududdiinna noogu garab joogsateen maalmihii Ololaha, waxaana si weyn ii dhiirrigelinayey tamartii, xiisihii & ilbaxnimadii mucjisada ku noqotay fagaarayaasha ololaha ee aad garabka ku siiseen geeddiga

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Muwaadin codkaagu waa u muhiim horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ay higsaneyno, codkaagu waa u muhiim daryeelka dadkeenna nugul, codkaagu waa u muhiim ilaalinta danaha Qarankeenna, codkaagu waa u muhiim kobcinta dhaqaalaheenna hagaasay, codkaagu waa u muhiiim isbddel kheyr qaba

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Dhammaanteen waa aynnu guulaysannay, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa guulaystay, Madaxweyne Biixi ayaa guulaystay oo shaqadiisii ballaadhnayd ee doorashada iyo waajibkiisii dastuuriga ahaa si qurux iyo wanaag ku jiro u gutay. Ma jirto annaga iyo idinka, ee maanta

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

As the president-elect of Republic of Somaliland, I extend my heartfelt congratulations to the leadership and people of the UAE on their 53rd National Day. Your remarkable achievements in unity, progress, and innovation to inspire nations worldwide. Somaliland cherishes its

As the president-elect of Republic of Somaliland, I extend my heartfelt congratulations to the leadership and people of the UAE on their 53rd National Day. Your remarkable achievements in unity, progress, and innovation to inspire nations worldwide. 

Somaliland cherishes its
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

I had the honour of meeting today with the U.S. delegation led by His Excellency Ambassador Riley and Major General Cashman. We had productive discussions on key issues, including regional security, advancing democracy, and strengthening areas of cooperation between Somaliland

On behlaf of the Republic of Somaliland, and its people, i extend my deepest condolences to the family of the late President of US Mr Jimmy Carter to the American People, and to all who admired his life and legacy. Mr Carter was a leader of immense vision and integrity whose

On behlaf of the Republic of Somaliland, and its people, i extend my deepest condolences to the family of the late President of US Mr Jimmy Carter to the American People, and to all who admired his life and legacy. 

Mr Carter was a leader of immense vision and integrity whose
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

On behalf of the Republic of Somaliland, I would like to extend my sincere congratulations to President Trump, Donald J. Trump on your inauguration as the 47th President of the United States. As my administration embarks on a new vision for Somaliland’s future, we take

On behalf of the Republic of Somaliland, I would like to extend my sincere congratulations to President Trump, <a href="/realDonaldTrump/">Donald J. Trump</a>  on your inauguration as the 47th President of the United States.

As my administration embarks on a new vision for Somaliland’s future, we take
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Nilifanya mkutano muhimu sana na Rais wa Jamhuri ya Kenya, Mhe. Dkt. William Samoei Ruto. Katika mazungumzo yetu, tulijadili kwa kina njia za kuimarisha ushirikiano kati ya nchi zetu mbili, kukuza biashara na uwekezaji, kuboresha elimu, kuendeleza nchi zote mbili kiuchumi,

I would like to express my deepest gratitude to the esteemed African statesman, former Prime Minister Raila Odinga, for the gracious farewell dinner hosted in my honour and that of my delegation. Your unwavering support for Somaliland’s aspiration to claim its rightful place

I would like to express my deepest gratitude to the esteemed African statesman, former Prime Minister Raila Odinga, for the gracious farewell dinner hosted in my honour and that of my delegation.

Your unwavering support for Somaliland’s aspiration to claim its rightful place
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

عقدتُ اليوم اجتماعًا مثمرًا مع سعادة الشيخ محمد بن عبد الرحمن بن جاسم آل ثاني، رئيس مجلس الوزراء ووزير الخارجية في دولة قطر. تطرقنا خلال اللقاء إلى سُبل تعزيز العلاقات الاستراتيجية، والتعاون الاقتصادي والأمني بين جمهورية صوماليلاند ودولة قطر، إضافة إلى دعم جهود السلام والاستقرار

عقدتُ اليوم اجتماعًا مثمرًا مع سعادة الشيخ محمد بن عبد الرحمن بن جاسم آل ثاني، رئيس مجلس الوزراء ووزير الخارجية في دولة قطر.

تطرقنا خلال اللقاء إلى سُبل تعزيز العلاقات الاستراتيجية، والتعاون الاقتصادي والأمني بين جمهورية صوماليلاند ودولة قطر، إضافة إلى دعم جهود السلام والاستقرار