Ali Yusuf Ali (Hosh) (@aliyusufhosh) 's Twitter Profile
Ali Yusuf Ali (Hosh)

@aliyusufhosh

The Official Account of the Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Federal Republic of Somalia

ID: 1780592797076078592

linkhttp://www.Moifar.gov.so calendar_today17-04-2024 13:43:42

170 Tweet

1,1K Followers

4 Following

Ali Yusuf Ali (Hosh) (@aliyusufhosh) 's Twitter Profile Photo

Waxaan guddoomiyey Kulanka Guddiga qaban-gaabada xuska Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ee Sanadguurada 65aad ee 26-da Juun iyo 1-da Luulyo, kaasi oo ka dhacay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Waxaan maanta xarunta Wasaaradda kulan mirodhal kula qaatay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan.

Sugidda amniga caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan gobollada dalka ee todobaadka Xoriyadda waa qeyb kale oo muhiim ah xilliga xuska Sanadguurada 65aad ee 26-da Juun iyo 1-da Luulyo .

Waxaan maanta soo kormeeray xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ee degmada Boondheere, caasimadda Muqdisho halkaas uu dib u dhis ka socdo.

Waxaan shalay kulan dhinacyo badan la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adda Caalamiga ah ee IOM, oo uu horkacayo Wakiilkeeda Soomaaliya Manuel Marques Pereira.

Ministry of Interior, Federal Affairs & Rec (@moifarsomalia) 's Twitter Profile Photo

“Gogol” a Somali word rooted in the nation’s cultural values of open dialogue and reconciliation, marks its third day as a unifying forum that brings together representatives from federal and state governments, political leaders, traditional elders and other key stakeholders.

“Gogol” a Somali word rooted in the nation’s cultural values of open dialogue and reconciliation, marks its third day as a unifying forum that brings together representatives from federal and state governments, political leaders, traditional elders and other key stakeholders.
Ali Yusuf Ali (Hosh) (@aliyusufhosh) 's Twitter Profile Photo

Waxaan caawa munaasabad casho sharaf ugu sameynay caasimadda Muqdisho Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaran iyo Soohdimaha, ururrada Siyaasadda ee Diiwaangeshan iyo Xisbiyada Siyaasadda Puntland.

Iyada oo lagu guda-jiro qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada JFS ayey xubnaha Guddiga Qaran maanta kormeereen qaar ka mid ah goobaha loo astreyey dabaaldegyada Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada.

Waxaan maanta ku daahfuray Caasimadda Muqdisho Kulanka Qaran ee isu-duwidda Dowladaha Hoose kaasi oo ay kaqeybgaleen hey’adaha labada heer ee dowladda iyo Gobolka Banaadir.

Xubnaha Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta igu wehliyey kormeerka Ciidamada ka qaybgalaya dabaal-degga Maalmaha Xorriyadda.

I am honoured to witness the official launch of the 26 June celebrations in Mogadishu. This historic occasion brings us together to commemorate the 65th anniversary of the independence of Somalia’s Northern Regions with pride and patriotism.

Waxaan u mahadcelinayaa Guddiga Qaran ee Qabanqaabada maalmaha xoriyadda iyo midnimada iyo dhammaan hey’adaha Xukuumadda Federaalka iyo Gobolka Banaadir oo si dal jacayl iyo mas’uuliyad leh uga soo dhalaalay kaalintooda wadaniyadda.

Waxaan Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ku qaabilay Ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ee Isu duwidda arrimaha bini’aadantinimada Mudane George Conway.

Waxaan ka qaybgalay Munaasabadda lagu abaal-mariyay Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, , Fadhiyada, Hoggaannada iyo qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kuwaas oo ka shaqeeyay Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda.