Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile
Abdulkadir Mohamed Nur

@amohamednur

Minister of Ports and Marine Transport

ID: 1591367792

linkhttps://mpmt.gov.so/ calendar_today13-07-2013 16:34:22

1,1K Tweet

18,18K Followers

680 Following

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Hambaliyo Shacabka Soomaaliyeed. Qofna xoriyadiisa kuma helin si dhib yar, waxaa la maraayaa imtixaan nooc walba ah, waxaa jiri doona kuwa midabkeena leh luuqadeena ku hadlaayo laakiin isku hadaf laga aheen inaan xoriyad dhameestiran helno. Doorasho qof iyo cod ah in la galo

Hambaliyo Shacabka Soomaaliyeed.

Qofna xoriyadiisa kuma helin si dhib yar, waxaa la maraayaa imtixaan nooc walba ah, waxaa jiri doona kuwa midabkeena leh luuqadeena ku hadlaayo laakiin isku hadaf laga aheen inaan xoriyad dhameestiran helno.

Doorasho qof iyo cod ah in la galo
Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Muwaadinka Soomaaliyeed in uu madaxdiisa doorto waxay u dhigantaa in uu gacantiisa ku xusho cida nolashiisa horumarkeeda go’aan ka gaari lahayd oo uu ku aamini lahaa mustaqbalkiisa. Dadka raba doorasho dadban waxay ummada rabaan iney u sheegaan anagaa idin og, qof fiican ma

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

It was a great honor to host H.E. Mr. Alper Aktaş, Ambassador of the Republic of Türkiye to Somalia, and his esteemed delegation at the Ministry. We engaged in fruitful discussions on key areas of collaboration, particularly the development of Somali ports. 🇹🇷 and 🇸🇴 enjoy a

Shacabka Soomaaliyeed waa in ay feejignaadaan indhhoodana furnaadaan difaacdaanna sadexdaan qodob oo masiirkooda ku xirantahay. 1)- La dagaalanka Khawaarijta. Waa mashruuc qaran ayna leeyihiin dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, khawaarijtu hadii la jebiyo waxaa meesha ka baxaayo,

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Dalka beri wuxuu yeelanaayaa Xisbi weyn ilaahaa weyne oo ay Soomali ku dhantahay Sidoo kale kaftan ahayn sidii kuwii hore inta Shacabka loo sheegey hadana runoowi waayey. Waa taariikh ugub ah in Xisbiga talada haya wuxuu balan qaadey ka run sheegaayo oo hadana fulintiisa u

Dalka beri wuxuu yeelanaayaa Xisbi weyn ilaahaa weyne oo ay Soomali ku dhantahay Sidoo kale kaftan ahayn sidii kuwii hore inta Shacabka loo sheegey hadana runoowi waayey.  

Waa taariikh ugub ah in Xisbiga talada haya wuxuu balan qaadey ka run sheegaayo oo hadana fulintiisa u
Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Adey taladii ku seegtoo Sidaad moodeysa maahee Warhooy Soomaaliya Soomaali baa leh Sareeedo hadey ku waarto Haduu silic iyo dhib gaaro Samaanteed iyo xumaanteed Soomaaliya Soomaali baa leh.

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Musiibooyinka rabaaniga ah meel walbey ka dhacaan, wadamo naga dhaqaale iyo awood badan ayaa ku fashilma la tacaalidooda, Xukuumadda Dan-qaran oo kaashaneysa Shacabkeeda waxay ku dadaaleysaa sidii loogu soo kaban lahaa dhibaatadii ka dhalatey dadaadkii xaley ee magaalada

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Waxaan halkaan uga hambaliyeynaayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo loo doortey inuu noqdo Gudoomiyaha ahna Musharaxa Urur siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka. Sidoo kale waxaan u hambaliyeynayaa Gudoomiye ku xigeenada iyo xoghayaha urur siyaasadeeda

Waxaan halkaan uga hambaliyeynaayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo loo doortey inuu noqdo Gudoomiyaha ahna Musharaxa Urur siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka.

Sidoo kale waxaan u hambaliyeynayaa Gudoomiye ku xigeenada iyo xoghayaha urur siyaasadeeda
Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Qof walba wuxuu Umadda u haayo fagaaraha ha keeno, laakiin dalkaan iyo dadkaan gumeysi dadban kale uma noqdo. Doorasho qof iyo Cod. #CadaaladiyoWadajir

Qof walba wuxuu Umadda u haayo fagaaraha ha keeno, laakiin dalkaan iyo dadkaan gumeysi dadban kale uma noqdo.

Doorasho qof iyo Cod.

#CadaaladiyoWadajir
Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Alla muxaa kalsooni daro ku dhacdey dad badan oo luuqa kuraasta ka soo qaadan jirey markii la yiri Kumanaan iyo malaayiin ayaa wax dooraneyso. Kama khaldana waayo Shacabka ma dooranayaan ma gudbayaal!

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Doorasho toos ah yaa diiddan? Shacabka Soomaaliyeed waxay xaq u leeyihiin in ay helaan xogaha quseeya arimaha masiiriga ah ee mustaqbalkooda taabanaaya. Dadka Soomaaliyeed mudo ayey dhibane u ahaayeen siyaasad madhaleys ah oo kuraastu u xiran tahay siyaasiyiin kooban oo fara ku

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Waxaan bogaadinaayaa Geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo xaq u dirirka deegaanka, waxaa guul u ah Shacabka Soomaaliyeed in 72 saac ee la soo dhaafey Jab weyn lagu gaarsiiyey Khawaarijta Hirshabeele, KGS İyo Jubaland. Waxaan si gaar ah ugu hamabaliyeynaayaa Ansaarta Beesha

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Xooga Tirada badan ee Shacabka iney hogaankooda doortaan la rabo in lagu hor istaago, tolow maa khawaarij lagu wajaho oo saboolnimada lagula dagaalamo. War ka jooga waa baahanahay bakhti looma cunee!

Abdulkadir Mohamed Nur (@amohamednur) 's Twitter Profile Photo

Cabsida ah Doorashada qof iyo codka ah Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa ku soo bixi karo sow waali ma ahan, sow haddaba 2 jeer kama soo guuleysan ma gudbayaasha, maxaa ku jaban mar sadaxaad hadey Shacabku doortaan.