Awalle Hussein
@awallehussein
Senior HR Expert, HR Consultant; Former HR Lecturer - CNAQ, Former HR Advisor for Environment & Climate Change Canada. Retweets are not endorsements.
ID: 1027369747766075392
09-08-2018 01:43:30
81 Tweet
331 Followers
388 Following
Ustaad Awalle Hussein waxa uu qoray buug milgo leh oo si wanaagsan u soo ururiyay suugaantii badweynta ahayd iyo sooyaalkii duxda lahaa ee abwaankii weynaa ee #Dhoodaan. Mahadsanid walaal Tubeec Dahir (Irshad)🙏
Mahadsanid Awalle Hussein. Waxaan xog-ogaal u ahaa hawsha aad ka soo martay iyo waqtiga aad galisay buuggan “Dhoodaan”, qeybtiisa hore. Qeybaha kalana inay soo socdaan ayaan filayaa.