Abdi Aynte (@aynte) 's Twitter Profile
Abdi Aynte

@aynte

Fmr Minister of @mopied_somalia. Fmr UN official. Co-founder of @hipsinstitute. Edited for BBC, VOA & AJE. Entrepreneur. Refugee. Nomad. Bespectacled. Polyglot.

ID: 35696091

linkhttps://www.instagram.com/abdiaynte calendar_today27-04-2009 07:37:20

16,16K Tweet

264,264K Followers

1,1K Following

Abdi Aynte (@aynte) 's Twitter Profile Photo

Maalin maanta ka habboon oo aan is xusuusin laheyn ma jirto. Hebel iyo heblaayo la isku beddelo waxaan soo tijaabinnay 25 sano. Isbeddelka dhabta ahi waa in lagu halgamo habdhaqanka faasidka ee muwaadinka Soomaaliyeed xuquuqdiisa duudsiiya. Ka akhriso halkan👇🏾

Muhsen Hirabe (@muhsenoffgrid) 's Twitter Profile Photo

The end of 1. Tuugeysi xoolaha qaranka 2. Toleysi xigto beeled 3. Takrifal xoogga dowladda 4. Tuugsi xoolo shisheeye 5. Tayo xumo la taliyeyaal 6. Tiiro gaabni xikmadeed Soo dhawaaw Abdi Aynte

The end of
1. Tuugeysi xoolaha qaranka
2. Toleysi xigto beeled
3. Takrifal xoogga dowladda
4. Tuugsi xoolo shisheeye
5. Tayo xumo la taliyeyaal
6. Tiiro gaabni xikmadeed
Soo dhawaaw Abdi Aynte
Abdi Aynte (@aynte) 's Twitter Profile Photo

📣SOME PERSONAL NEWS📣 After over a year of extensive consultations across #Somalia and beyond, I’m deeply honored and profoundly humbled to be elected Chairman and Party Leader of XAQSOOR PARTY by its founding Central Committee. At a time of profound national challenges, our

Rashid Abdi (@rabdianalyst) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to Abdi Aynte for launching a new political party in Somalia called 'Xisbiga Xaqsoor' (Hisbiga Haqsoor) and for being elected the new party chairman. Aynte and the new party bring youth and dynamism and promise a shift towards reform-minded and progressive

Congratulations to Abdi Aynte for launching a new political party in Somalia called 'Xisbiga Xaqsoor' (Hisbiga Haqsoor) and for being elected the new party chairman.

Aynte and the new party bring youth and dynamism and promise a shift towards reform-minded and progressive
Rahmaa (@damogadiscio) 's Twitter Profile Photo

Ka qayb galka Siyaasadda la isma siiyo, gurigaagana kuuguma imaaneyso ee dadaal iyo karti ayee u baahantahay. Waxaan aad iyo aad u boogadinayaa walaalkey Abdirahman Aynte iyo dhammaan inta ku mideysan Xisbiga Xaqsoor. Kaalinta dhalinyarada waa boos weyn oo in badan laga dhax

Ka qayb galka Siyaasadda la isma siiyo, gurigaagana kuuguma imaaneyso ee dadaal iyo karti ayee u baahantahay.

Waxaan aad iyo aad u boogadinayaa walaalkey Abdirahman Aynte iyo dhammaan inta ku mideysan Xisbiga Xaqsoor.

Kaalinta dhalinyarada waa boos weyn oo in badan laga dhax
Abdallah Alas (@abdallahalas) 's Twitter Profile Photo

Great news to see my friend Abdi Aynte aiming to stand for highest political office. He is perfectly equipped with the knowledge & experience to bring new perspectives & innovative ideas to the table, which can be vital for addressing the complex challenges facing our society today.

Cumar Seerbiya (Omar A Hassan) (@cumarseerbiya) 's Twitter Profile Photo

بكل حسن نياتي أهنئ تأسيس حزب حقسور ومؤسسيه. إن نظام الأحزاب المتعددة ووجود أجندة واضحة لكل من لديه طموح سياسي هما الحل الوحيد الذي يخرج وطننا من التيه والسياسة الفاضحة. فهنيئًا لكل من رئيس حزب المثقف ورجل الدولة عبد الرحمن يوسف عليAbdi Aynte ، ولكل أعضاء الحزب.

Abdirashid Nur (@abdirachiid) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo iyo bogaadin mug leh ayaan u dirayaa dhammaan aasaasayaasha, masuuliyiinta iyo taageerayaasha Xisbiga Xaqsoor oo xalay si rasmi ah u daahfuray xisbiga, taasoo muujisay biseyl siyaasadeed, damiir qaranimo, iyo u heelnaansho horumarinta nidaamka dimuqraadiga ah ee dalka.

Masud Garaad (@masudsom) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to the founders, leadership led by Chairman Abdi Aynte and all the members of Xisbiga Xaqsoor on its official launch in #Mogadishu. This party's motto which is to give citizens their rights is a promising sign for #Somalia’s future. Best wishes to #Xaqsoor and Abdi Aynte.

Hassan Haji (@hhassanhaji) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to the newly launched Xisbiga Xaqsoor party and its selected leader Abdi Aynte . Somalia’s political space is maturing, new voices are rising to challenge the cycle of recycled faces and empty gestures. Wishing #Xaqsoor success in shaking up the status quo.

🇸🇴Soomaali🇸🇴Dhalad🇸🇴 (@dhaladsoomaali) 's Twitter Profile Photo

The party of Xisbiga Xaqsoor led by a visionary somali intellectual and veteran reporter Abdi Aynte will shape the Somali politics the next decades. I would like Abdi Aynte to make as much inclusive from grassroots as possible. After N&N, Xaqsoor seems to be able to fill a vacuum!

🇸🇴Soomaali🇸🇴Dhalad🇸🇴 (@dhaladsoomaali) 's Twitter Profile Photo

2026 Xaqsoor iyo Abdi Aynte taageeristopda ayaan aad uga fekarayaa!! Jiil cusub oo dalka inta uu haysto ka sii dhaqaajiya waa muhiim. 1. Isu Haynta Dalka 3. Abuurista Jawi Siyaasadeed/Amni Xasiloon 4. Kobcinta dhaqaalaha dalka 5. Waxbarashada/Xirafado dhalinta 6. Maalgashi dalka

2026 Xaqsoor iyo Abdi Aynte taageeristopda ayaan aad uga fekarayaa!!

Jiil cusub oo dalka inta uu haysto ka sii dhaqaajiya waa muhiim.

1. Isu Haynta Dalka
3. Abuurista Jawi Siyaasadeed/Amni Xasiloon
4. Kobcinta dhaqaalaha dalka
5. Waxbarashada/Xirafado dhalinta
6. Maalgashi dalka
Abdi Aynte (@aynte) 's Twitter Profile Photo

Congratulations Omar! You certainly represent a new generation of leadership that has the guts to transform the lives of Minneapolis residents. I wish you the best of luck in November, and remember that we, in #Somalia, are very proud of you.