BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile
BBC News Somali

@bbcsomali

Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama bbcsomali.com

ID: 18186487

linkhttp://www.bbcsomali.com calendar_today17-12-2008 10:17:42

51,51K Tweet

622,622K Followers

39 Following

BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Markabka oo ku jira gacanta maamulka Puntland, haatanna ku xiran magaalada Boosaaso ayaa dowladda Soomaaliya waxay sheegtay inay tallaabo amni oo sharciga waafaqsan ka qaadayso. bbc.in/4o4VYFJ

BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Dhakhtar jooga Qasa ayaa si gaar ah u xusay Afar carruur naasnuug ah oo baahi ugu dhintay asbuucyadii u dambeeyay isbitaalka uu ka shaqeeyo. bbc.in/44XLuPJ

BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Qiyaastii 5.6 bilyan oo qof oo ku nool 119 dal ayaa la sheegay in ay halis ugu jiraan fayraska, wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliyana waxay xaqiijisay in cudurka lagu arkay dalka bbc.in/3TSY5Pl

BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Booliiska ayaa sheegay in markii la xirayay, ciidamadu ay ka heleen eedeysanaha agab tiro badan, wuxuuna dadka isaga dhigi jiray inuu yahay safiir waddan matala bbc.in/4535Sim

BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Xaaska madaxweynaha Faransiiska oo si kulul ugu dagaallantay dacaayado laga faafiyay oo sheegaya in ay nin ahaan jirtay bbc.in/4kViw9g

Xaaska madaxweynaha Faransiiska oo si kulul ugu dagaallantay dacaayado laga faafiyay oo sheegaya in ay nin ahaan jirtay bbc.in/4kViw9g
BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa soo dhaweeyay go'aanka Macron, halka ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu sheegay in tallaabadan "ay abaalmarinayso argagixiso" ka dib weerarkii Xamaas ee 7-dii Oktoobar 2023 ka dhacay Israa'iil. bbc.in/4lNSru5

BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Isticmaalka baraha bulshada ayaa sanadba sanadka ka dambeeya sii kordhaya iyada oo da'yartu tahay inta badan dadka aadka u isicmaala. Dhanka kalena waxaa aad u badanaya wararka aan xaqiiqda ku salaysnayn ee baraha bulshada lagu faafiyo. bbc.in/454H7SW

BBC News Somali (@bbcsomali) 's Twitter Profile Photo

Maxaad ka taqaanaa shirkada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Baykar ee uu booqday Madaxweyne Xasan Sheekh bbc.in/3IJc1ZO

Maxaad ka taqaanaa shirkada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Baykar ee uu booqday Madaxweyne Xasan Sheekh  bbc.in/3IJc1ZO