Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile
Asad Osman Abdullahi

@genasadosman

Current Somali Police Force Commander | Ex-Puntland presidential candidate | Former PSF Commander | Co-founder of Mideeye Political Association.

ID: 1067873481193414658

linkhttp://www.asadosman.com calendar_today28-11-2018 20:10:52

174 Tweet

17,17K Followers

22 Following

Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo:- Waxaan si diiran u soo dhoweynaynaa uguna hanbalyeynayaa aqoonsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ay siisay Maamulka Cusub ee SSC-Khaatumo state. Waxaan u mahadcelinayaa Dowladda Federaalka oo kaalinteedii ka soo baxday. Sidoo kale waxaan dhiirigelinayaa Maamulka

Hambalyo:-

Waxaan si diiran u soo dhoweynaynaa uguna hanbalyeynayaa aqoonsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ay siisay Maamulka Cusub ee SSC-Khaatumo state.

Waxaan u mahadcelinayaa  Dowladda Federaalka oo kaalinteedii ka soo baxday.

Sidoo kale waxaan dhiirigelinayaa Maamulka
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Waxaa maantay noo qabsoomay Shirkii Isimada Puntland iyo Dalada Mucaaradka Puntland, waxaan isku weydaarsannay xogta iyo xaaladda guud ee ka jirta dalka. Waxaan dalka u rajaynaynaa guul iyo Nabad.

Waxaa maantay noo qabsoomay Shirkii Isimada Puntland iyo Dalada Mucaaradka Puntland, waxaan isku weydaarsannay xogta iyo xaaladda guud ee ka jirta dalka.

Waxaan dalka u rajaynaynaa guul iyo Nabad.
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Waxaan aad ugu xumahay in Xulka Kubadda Puntland ay Xukuumadda Puntland ka reebto Koobka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Puntland hormood bay Soomaaliya iyo Dawladnimadeeda u tahay, Waxaan ka degaynaa Go’aanada sida xilkasnimo la’aanta ah aysan maslaxad ugu jirin Puntland ee

Waxaan aad ugu xumahay in Xulka Kubadda Puntland ay Xukuumadda Puntland ka reebto Koobka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Puntland hormood bay Soomaaliya iyo Dawladnimadeeda u tahay, Waxaan ka degaynaa Go’aanada sida xilkasnimo la’aanta ah aysan maslaxad ugu jirin Puntland ee
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

On behalf of the opposition leaders in Puntland, we've participated in a fruitful conversation with the UN Special Representative for Somalia, Catriona Laing, focusing on the ongoing initiatives to resolve the electoral deadlock in Puntland. Stressing the vital need to oppose

On behalf of the opposition leaders in Puntland, we've participated in a fruitful conversation with the UN Special Representative for Somalia, <a href="/CatrionaLaing1/">Catriona Laing</a>, focusing on the ongoing initiatives to resolve the electoral deadlock in Puntland. Stressing the vital need to oppose
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si weyn hambalyo iyo soo dhoweyn ku saabsan qaadista cunaqabateynta hubka ee saarnayd Soomaaliya muddada dheer ee ku siman 32da sano, u soo jeedinayaa Shacabka iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waa munaasabadda weyn oo caawa hirgashay inay Dawladnimada Soomaaliya

The current election dispute committee in Puntland lacks the essential neutrality needed for a fair and transparent election process. To ensure the scheduled January 8th election proceeds smoothly, it is crucial to establish an impartial electoral commission that satisfies all

Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Esteemed Speaker and Honorable Members of Parliament, In seeking your esteemed support, I pledge three fundamental commitments upon my potential election. 1. I'm committed to always upholding the law with unwavering dedication. 2. I'll be fully accountable for my actions, open

Esteemed Speaker and Honorable Members of Parliament,

In seeking your esteemed support, I pledge three fundamental commitments upon my potential election.

1. I'm committed to always upholding the law with unwavering dedication.

2. I'll be fully accountable for my actions, open
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan tan Muslimka ah ugu bishaaraynayaa inay curatay bishii khayrka, danbi dhaafka iyo naxariista. Waxaan naftayda iyo tiinna ku boorinayaa ku dadaalka cibaadada iyo is cafiska. Ilaahay Bishaan Ramadaan hanoogu dhammeeyo inuu na waafajiyo

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan tan Muslimka ah ugu bishaaraynayaa inay curatay bishii khayrka, danbi dhaafka iyo naxariista.

Waxaan naftayda iyo tiinna ku boorinayaa ku dadaalka cibaadada iyo is cafiska.

Ilaahay Bishaan Ramadaan  hanoogu dhammeeyo inuu na waafajiyo
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo tan reer Puntland waxaan ugu hambalyeynayaa meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii

Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo tan reer Puntland waxaan ugu hambalyeynayaa meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. 

Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Ciid Wanaagsan 🌙 Waxaan ummada Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimka oo dhan ugu hambalyaynayaa ciidda Carafo 1445H, ku ciida nabad iyo farad meel walba aad joogtaan. Waxaan kale oo ilaahay ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadada iyo camalka khayr oo dhan maalmahan barakaysan.

Ciid Wanaagsan 🌙

Waxaan ummada Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimka oo dhan ugu hambalyaynayaa ciidda Carafo 1445H, ku ciida nabad iyo farad meel walba aad joogtaan.

Waxaan kale oo ilaahay ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadada iyo camalka khayr oo dhan maalmahan barakaysan.
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

I extend my heartfelt congratulations to all Somali citizens, wherever they are, on the occasion of June 26th, marking the 64th anniversary of the historic moment when the Somali flag was first raised on our land and the liberation from British colonial rule in the northern

My condolences to the entire Somali Nation, especially to the family of Mr. Mohamed Sheikh Osman Jawari. His contributions to rebuilding Somalia were immense. He was a distinguished scholar who served in various capacities. May Allah grant him mercy and paradise.

Waxaan ugu hambalyeynayaa Ummadda Soomaaliyeed sanad guurada xurriyadda 1'da luulyo 2024, oo ay ka soo wareegaty 64 sano. Waa maalmo milgo badan, oo miisaan leh, oo nagu noolaysa nayaayiro badan, dad iyo dal jaceyl. Waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dardaarmayaa inaan

Waxaan ugu hambalyeynayaa Ummadda Soomaaliyeed sanad guurada xurriyadda 1'da luulyo 2024, oo ay ka soo wareegaty 64 sano.

Waa maalmo milgo badan, oo miisaan leh, oo nagu noolaysa nayaayiro badan, dad iyo dal jaceyl.

Waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dardaarmayaa inaan
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ May Allah have mercy on him. I extend my deepest condolences to the Somali people, especially the citizens of Puntland, as well as the family and loved ones of the late former Vice President of Puntland and sitting Somali Senator,

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

May Allah have mercy on him.

I extend my deepest condolences to the Somali people, especially the citizens of Puntland, as well as the family and loved ones of the late former Vice President of Puntland and sitting Somali Senator,
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

إنا لله وإنا إليه راجعون General Mohamed Said Hersi Morgan passed away today, May 28, 2025, in Nairobi. My deepest condolences to his family, relatives, and the Somali nation. May Allah expand his grave and grant him Jannatul Firdaws. Ameen.

إنا لله وإنا إليه راجعون

General Mohamed Said Hersi Morgan passed away today, May 28, 2025, in Nairobi.

My deepest condolences to his family, relatives, and the Somali nation.

May Allah expand his grave and grant him Jannatul Firdaws.
Ameen.
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Hambalyo u Dirayaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Meelkasta oo ay Joogaan Munaasabadda 26-ka juun Ee 65 Guuradii Kasoo Wareegtay Markii Ugu Horaysay Ee Calan Soomaaliyeed Laga Taago Ciida Dalkeena Lagana Guulaysto Gumaystihii Ingiriiska Ee Haystay Gobolada Waqooyi e Dalkena.

Happy 1st July to all Somalis worldwide! We mark 65 years since gaining unity and independence, honoring the sacrifices of our elders and the ongoing efforts of our forces. May Allah continue peace and progress for Somalia nation.

Happy 1st July to all Somalis worldwide! 

We mark 65 years since gaining unity and independence, honoring the sacrifices of our elders and the ongoing efforts of our forces. 

May Allah continue peace and progress for Somalia nation.
Asad Osman Abdullahi (@genasadosman) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to the MIDEEYE party for winning the public vote and securing the mayorship of Bosaso. Special congrats to the new mayor, Cabdiraxmaan Cabdullahi Jinac, for his leadership qualities. The election reflects progress and good governance.

Congratulations to the MIDEEYE party for winning the public vote and securing the mayorship of Bosaso. 

Special congrats to the new mayor, Cabdiraxmaan Cabdullahi Jinac, for his leadership qualities. 

The election reflects progress and good governance.