Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile
Hon. Abdullahi Godah Barre

@godahbarre

Former Member of the Federal Parliament of Somalia, Ex Minister of @moechesomalia | @mopied_Somalia | @MoIFARSomalia | Views are my own.

ID: 1026360385337733121

linkhttps://www.facebook.com/Godahbarre/ calendar_today06-08-2018 06:52:39

1,1K Tweet

108,108K Followers

572 Following

Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

Proud to see a late 2019 launched project leaving a lasting legacy for #Somali children's education. #Hubi and all Somali children deserve quality education. Kudos to the BAB team USAID Somalia and Ministry of Education, Culture & Higher Education

Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

Waxaan aad uga naxay marka aan arkay sawirkan buundada Buloburte oo inta la ogyahay taariikhda biya sidan u baaxad weyn aysan soo marin. Waxaan nabad-galyo Alle uga baryayaa buundadan iyo dadka reer Buulaburde oo xaalad adag ku sugan.

Glad to see that children and youth in the liberated areas, specifically #Mahas and #Moqokori, are getting free education through the USAID Somalia BAB project. Kudos to Ministry of Education, Culture & Higher Education, OPM Somalia 🇸🇴, and Villa Somalia for their efforts. Looking forward to other social services.

Glad to see that children and youth in the liberated areas, specifically #Mahas and #Moqokori, are getting free education through the <a href="/USAIDSomalia/">USAID Somalia</a> BAB project. Kudos to <a href="/moechesomalia/">Ministry of Education, Culture & Higher Education</a>, <a href="/SomaliPM/">OPM Somalia 🇸🇴</a>, and <a href="/TheVillaSomalia/">Villa Somalia</a> for their efforts. Looking forward to other social services.
Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

Dareenkaas iyo damaashaadka waxaa ka keenay waxay heleen wixii shalay ka maqnaa ee ay u dagaalameen. Way soo dhaweeyeen, wayna ka mahadnaqeen. Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud RW Hamza Abdi Barre adeegyada bulshada ee ka dhiman degmooyinkaas waxay bulshadu codsanayan in loo dhameystiro.

Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

Waxaa magaalada Istanbul ku kulannay Xildhibaan Malik Abdalla oo aan ka wada hadalnay arrimaha deegaan doorashadeena, hawlaha dastuurka iyo guud ahaan siyaasadda dalka. Fadliga bisha barakeysan ee Ramadan awgeed, waxaan dalka & dadkaba u rajeynaynaa nabad & xasilooni siyaasadeed.

Waxaa magaalada Istanbul ku kulannay Xildhibaan Malik Abdalla oo aan ka wada hadalnay arrimaha deegaan doorashadeena, hawlaha dastuurka iyo guud ahaan siyaasadda dalka. Fadliga bisha barakeysan ee Ramadan awgeed, waxaan dalka &amp; dadkaba u rajeynaynaa nabad &amp; xasilooni siyaasadeed.
Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

#Jamac waxaa u soo dhamaaday tababarka ciidanka #Danab, waana walaalka AUN. Taliye Gaashaanle Xasan Tuurre iyo Taliye Cabdi Maxamed oo labaduba ah walaalo isaga la dhashay kuna shahiiday dagaalka xoreynta dalka. Alle haku guuleeyo go’aanka geesinimada leh ee uu qaatay.

Ugaas Yusuf Ugaas Hassan Ugaas Khaliif ayaa magaalada Muqdisho kulan qado iyo wada-tashi kula qaatay Ugaasyada iyo Wabarada reer Hiiraan. Wuxuu ahaa kulan dhammaan reer Hiiraan meel kasta oo ay dunida ka joogaan ay ku diirsadeen. Waxay ku ballameen in kulamada la joogteeyo.

Ugaas Yuusuf Ugaas Hassan waa lagu caana shubay, waana la duubay, wuxuu noqonayaa ugaaskeenii 21-aad, Alle haka dhigo kii midnimada, danta dalka & dadkiisa ka shaqeeya. Goobta waa aagga Ceel-Dheer & Dahara Ugaas, waa halka ay ku aasan yihiin 20-ka Ugaas ee beesha Xawaadle.

Ugaas Yuusuf Ugaas Hassan waa lagu caana shubay, waana la duubay, wuxuu noqonayaa ugaaskeenii 21-aad, Alle haka dhigo kii midnimada, danta dalka &amp; dadkiisa ka shaqeeya. Goobta waa aagga Ceel-Dheer &amp; Dahara Ugaas, waa halka ay ku aasan yihiin 20-ka Ugaas ee beesha Xawaadle.
Ambassador Fathudin Ali Ospite (@fathudin_ospite) 's Twitter Profile Photo

Honoured to present my credentials to President Recep Tayyip Erdoğan. On this occasion, I expressed my deep appreciation to President Erdoğan for his steadfast support to Somalia .🇸🇴🇹🇷

Honoured to present my credentials to President Recep Tayyip Erdoğan. On this occasion, I expressed my deep appreciation to President Erdoğan for his steadfast support to Somalia .🇸🇴🇹🇷
Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo dhammaan shacabka iyo Dawladda Soomaaliyeed ku guuleysiga xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay (2025-2026).

Hambalyo dhammaan shacabka iyo Dawladda Soomaaliyeed ku guuleysiga xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay (2025-2026).
SODMA Somalia (@sodma_somalia) 's Twitter Profile Photo

On June 11, 2024, Somalia's government, in partnership with the UN in Somalia, the World Bank, and the EU Delegation Somalia, will unveil a detailed R-PDNA report in the aftermath of the devastating #ElNino floods in the country. #PDNASomalia #FloodRecovery #Recovery4Resilience

Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

Waxaan aad uga naxay geerida AUN. Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka JFS, Prof. Jawaari. Wuxuu ahaa wadani, xeel dheere sharci, iyo aqoonyahan kaalin mug leh kasoo qaatay dib-u-dhiska dalkeena. Alle naxariistiisa janno haka waraabiyo, qoyska iyo Qarankana samir & iimaan haka siiyo

Waxaan aad uga naxay geerida AUN. Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka JFS, Prof. Jawaari. Wuxuu ahaa wadani, xeel dheere sharci, iyo aqoonyahan kaalin mug leh kasoo qaatay dib-u-dhiska dalkeena. Alle naxariistiisa janno haka waraabiyo, qoyska iyo Qarankana samir &amp; iimaan haka siiyo
Hon. Abdullahi Godah Barre (@godahbarre) 's Twitter Profile Photo

Alle ha u naxariisto Ahmed Xaaji Elmi, aas-aasaha #HiiraanOnline oo caawa tii Alle ku timid. Wuxuu ahaa suxufi, wadani horumarka dalka iyo wanaagga ummadda jecel. Sabir iyo iimaan Alle ha ka siiyo ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed.

Waxaan maanta booqday hoyga ay taallo gogoasha tacsida Alle ha u naxariistee Ugaaskii Beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, waxaana saxiixay buugga tacsida. Alle naxariistiisa janno haka waraabiyo, qoyska iyo ehellada ugaaskana samir & iimaan haka siiyo.

Waxaan maanta booqday hoyga ay taallo gogoasha tacsida Alle ha u naxariistee Ugaaskii Beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, waxaana saxiixay buugga tacsida. Alle naxariistiisa janno haka waraabiyo, qoyska iyo ehellada ugaaskana samir &amp; iimaan haka siiyo.