Golaha Shacabka BJFS (@golaha_shac_jfs) 's Twitter Profile
Golaha Shacabka BJFS

@golaha_shac_jfs

The Official Twitter Account of the House Of the People Somali Federal Parliament

ID: 873848104658796544

linkhttps://parliament.gov.so calendar_today11-06-2017 10:23:18

1,1K Tweet

4,4K Followers

5 Following

Golaha Shacabka BJFS (@golaha_shac_jfs) 's Twitter Profile Photo

Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Turkiye ayaa dowladda aynu walaalaha nahay ee Turkiye ugu hambalyeeyay 105-sano guuradii kasoo wareegatay Aas-aaskii Baarlamaanka wadankaasi oo ku beegneyd 23-kii April sanadkii 1920-kii.#TurkiyeinSomalia #TC_mogadishuBE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kursiga tirsigiisu HOP#201 dib ugu celiyay guddiga xeerhoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo xasaanadda ee Golaha Shacabka si uu uga soo talo bixiyo dibna uu golaha ugu soo talo bixiyo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria halkaasi uu uga qeyb geli doono shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maanta si rasmi ah uga furmay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe ) iyo wafdi uu hogaaminayo oo wadanka Algeria uga soo qeyb galay shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan yeeshay ayaa Akhrinta koowaad marsiiyay Heshiiskii lagu dhisay Urur Goboleedka Horumarinta IGAD.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa Akhrinta koowaad marsiiyay Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo Baraaraha caruurta iyo Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Iskaashiga Garaoorka Caalamiga ah.

Xildhibaan Qaali Cali Shire oo ka mid ah xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal u qaabilsan saaxiibtinimadda Baarlamaanka Turkiye.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 6-aad kulankiisa 15-aad oo looga dooday Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada oo lagu Ajendeeyay kulamada Golaha ee todobaadka soo socda.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) ayaa Magaaladda Dar es Salaam ee wadanka Tanzania uga qeyb galay kulanka 20-aad ee xoghayaasha Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa gaaray Magaaladda Dar es Salaam ee wadanka Tanzania, si uu uga qeyb galo shirweynaha 19-aad ee Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan yeeshay ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacyaasha iyo Hindise Sharciyeedka Dad dhigista iyo tirakoobka xaaladaha madaniga ah, waxaana kulanka shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe β€œ Waxaan guud ahaan Muslimiinta caalamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa boqolaal shacab ah salaada Ciida-Adxaa kula dukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee Magaaladda Muqdiaho.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Xildhibaan hore Suuri Diiriye Carab oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdiso.

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay 22-ka Bisha June uu si rasmi ah u xirmayo kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka labadiisa Aqal.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ururada siyaasadeed ee dalka ka jira.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska sanad guuradda 65-aad ee kasoo wareegatay markii Gobolada Waqooyi ee dalkeena ma xorroobeen gumeystihii Ingiriiska.

Kulanka guddiga joogtadda ee Golaha Shacabka ayaa lagu dhaariyay Xildhibaanadda kala Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Cabdulqaadir Maxamuud Maxamed, Cabdikariim Maxamed Diiriye iyo sidoo kale wasiir kuxigeenka cusub ee wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Idiris Cusman Xaji Cali