Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile
Gaboose

@guntigaab

Gunti gaab Reer Galbeed ah 𐩯𐩣𐩧π©₯𐩬 𐩯𐩲𐩺𐩡 | BBB = Badd, Ban iyo Buurlayda |πŸ‡΅πŸ‡Έβ€From the river to the Seaβ€βœŠπŸ½πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡©πŸ‡―#AwdalFirst #GadabuursiUghazet

ID: 892709228

calendar_today20-10-2012 07:37:48

15,15K Tweet

3,3K Followers

1,1K Following

Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

Ha ilaawin Soonka maalinta Cashuura Casha'uura waxay ku beegan tahay 5ta bisha, maalinta Sabtida,Taasucana waa maalinta ka horreysa waana Jimcaha 4ta bisha.

Ha ilaawin Soonka maalinta Cashuura 

Casha'uura waxay ku beegan tahay 5ta bisha, maalinta Sabtida,Taasucana waa maalinta ka horreysa waana Jimcaha 4ta bisha.
Abadir Haji (@abadir_haji) 's Twitter Profile Photo

KU xidhow Dr. Gaboose. Waxaa halkan ka socda qormooyin cilmiyeysan oo ah taariikhda halgamayaashii Reer #Djibouti. #UsbuuciiXorriyada.

Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

Afkaaga oo Ku xidha oo Aan ku Furin Waa Alle Kaa goo. Ayuub afka ha iska soo jaro hadu tan ka bixi waayo πŸ˜…imisa aya dad uu dagaal kula jiro iyo kuwo uu kula jirin afka iskala galay?!

Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

πŸ“š BOOK TOUR ANNOUNCEMENT Sh. Abdourahman Barkhad Good πŸ•Œ Badhiga Labbada Buug Magaaloooyinka : πŸ“ Hargaysa – 11/07/2025 πŸ“ Jigjiga – 12/07/2025 πŸ“ Borama – 14/07/2025 πŸ“ Muqdisho – 18/07/2025 πŸ”– Soo dhawoow! Ka qaybgal bandhigga buugaagta iyo kulanka qoraaga, haddad

πŸ“š BOOK TOUR ANNOUNCEMENT

 Sh. Abdourahman Barkhad Good

πŸ•Œ Badhiga Labbada Buug 

Magaaloooyinka : 

πŸ“ Hargaysa – 11/07/2025
πŸ“ Jigjiga – 12/07/2025
πŸ“ Borama – 14/07/2025
πŸ“ Muqdisho – 18/07/2025

πŸ”– Soo dhawoow! Ka qaybgal bandhigga buugaagta iyo kulanka qoraaga, haddad
Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

Bal suuraysta ninkan inta leeg ee ah β€œTrans-Qabiil”ahi Awale.I.Shirwa., in uu adeerkii Dr Bayle oo ka wayn kana aqoon badan uu 24/7 u caayayo xil iyo bariis darteed. Ninkan hore ayaa xukuumaddii hore ee Muuse Biixi u eriday isagoo ku jiray xaalado kale (waa wakhtigi la ogaan laaha),

Bal suuraysta ninkan inta leeg ee ah β€œTrans-Qabiil”ahi  <a href="/Awale11/">Awale.I.Shirwa.</a>, in uu adeerkii Dr Bayle oo ka wayn kana aqoon badan uu 24/7 u caayayo xil iyo bariis darteed.

Ninkan hore ayaa xukuumaddii hore ee Muuse Biixi u eriday isagoo ku jiray xaalado kale (waa wakhtigi la ogaan laaha),
Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

Shirka Samawade ee Beesha reer Axmed. Waxa deeganka Qolqol ka dhici doona shir waynaha beesha reer Axemd oo ah ahlul-baytka magaalada Borama, bulsho samayn wayn ku leh tariikhda iyo soyaalka mandaqada dhan walba. Reer Axamed - Yoonis Cismaan - Qayr- Jibriil Yoonis - Muuse

Ehelsan Saleban (@ehelsan_saleban) 's Twitter Profile Photo

This place is called Arabi, and it has natural hot water with healing properties that people use for treatment. It is located in the Harawa zone of the Somali Regional State in Ethiopia.