Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile
Hamza Abdi Barre

@hamzaabdibarre

The Official Twitter Account of the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

ID: 1537086036358184961

linkhttps://opm.gov.so calendar_today15-06-2022 14:54:49

326 Tweet

144,144K Followers

2 Following

Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

On this Intl Day for Persons with Disabilities, I'm honored to pledge #Somalia's unwavering commitment to dignity, inclusion, and opportunity for all. Our path is clear — enhance accessibility, political participation & digital inclusion. Together, we build a nation for everyone.

Waxaan uga mahad-celinayaa Madaxda iyo Shacabka Dowlad Gobolleedka Koofur Galbeed, sida diirran ee ay aniga iyo wafdigayga noogu soo dhaweeyeen Baydhabo. Ujeedka socdaalkaygu waxa uu la xiriiraa xoojinta wada-shaqeynta Hey’adaha Dowladda Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobolleed.

Waxaan uga mahad-celinayaa Madaxda iyo Shacabka Dowlad Gobolleedka Koofur Galbeed, sida diirran ee ay aniga iyo wafdigayga noogu soo dhaweeyeen Baydhabo.

Ujeedka socdaalkaygu waxa uu la xiriiraa xoojinta wada-shaqeynta Hey’adaha Dowladda Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobolleed.
Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Xukuumaddu DanQaran waxaa ka go’an inay ku garab istaagto Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka inay dalka ka hirgeliyaan doorasho caddaalad ah oo ku dhacda si nabad ah, loona siman yahay, laguna kalsoonaan karo.

Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Waxaan rabnaa in aan soo jiidanno maalgashiga, si ay fursad shaqo abuur iyo dhaqaalle uga helaan boqollaal kamid ah dhallinyaradda Soomaaliyeed.

Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Had a productive meeting with Qimiao Fan, World Bank Director for #Somalia, Kenya, Rwanda, & Uganda. We discussed ways to enhance our development programmes and strengthen partnerships for sustainable growth in our country. Exciting times ahead!

Had a productive meeting with Qimiao Fan, <a href="/WorldBank/">World Bank</a> Director for #Somalia, Kenya, Rwanda, &amp; Uganda. We discussed ways to enhance our development programmes and strengthen partnerships for sustainable growth in our country. Exciting times ahead!
Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddeyneysaa sida xooggan ee ay u diiddan tahay hadalladii ka soo baxay Israa'iil ee la xiriiray barakicinta shacabka reer Falastiin, taas oo xad-gudub cad ku ah qawaaniinta iyo heshiisyada caalamiga ah iyo kuwa xuquuqda aadanaha.

Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Caawa waxaan la afuray boqolaal ka tirsan bulshada caasimadda Muqdisho, waxaana guul ah isbeddelka xoogga leh uu ka muuqda suuqa Bakaaraha, aniga markii iigu dambeysay sidan ma ahayn, waxaad garan kartaa dadaalka hey’adaha amniga iyo shacabku galiyeen sugidda amniga.

Today, we're united in defeating Kharajities! Our #DanQaran Government leads the charge, urging all Somalis to join hands in this pivotal moment to crush the menace of the Kharajities, whose power is waning. We are united in fortifying our country's peace and security.

Today, we're united in defeating Kharajities! 

Our #DanQaran Government leads the charge, urging all Somalis to join hands in this pivotal moment to crush the menace of the Kharajities, whose power is waning. 

We are united in fortifying our country's peace and security.
Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Had a productive meeting with Chairperson African Union Commission Mahmoud Ali youssouf in Mogadishu. We discussed enhancing AU-Somalia partnership on security. I appreciate the AU's continued support & emphasised the progress in various sectors including the fight against Kharajities.

Had a productive meeting with Chairperson <a href="/_AfricanUnion/">African Union</a> Commission <a href="/ymahmoudali/">Mahmoud Ali youssouf</a> in Mogadishu. We discussed enhancing AU-Somalia partnership on security. I appreciate the AU's continued support &amp; emphasised the progress in various sectors including the fight against Kharajities.
Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Tonight, at the 2nd Joint #EAC–#SADC Summit, I reaffirmed Somalia’s unwavering commitment to peace, security, and regional cooperation. #Somalia stands in solidarity with the people of the DRC and fully supports inclusive, credible efforts to end the conflict.

Tonight, at the 2nd Joint #EAC–#SADC Summit, I reaffirmed Somalia’s unwavering commitment to peace, security, and regional cooperation. 

#Somalia stands in solidarity with the people of the DRC and fully supports inclusive, credible efforts to end the conflict.
Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

On behalf of the Federal Government of Somalia & in my personal capacity, I extend my heartfelt thanks for the warm & generous welcome I received today in Las Anod. Your hospitality is a powerful reflection of the strength, unity, & enduring spirit of the people of SSC-Khaatumo.

On behalf of the Federal Government of Somalia &amp; in my personal capacity, I extend my heartfelt thanks for the warm &amp; generous welcome I received today in Las Anod.
Your hospitality is a powerful reflection of the strength, unity, &amp; enduring spirit of the people of SSC-Khaatumo.
OPM Somalia 🇸🇴 (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

“Waxaa farxad iyo dareen kalgacayl ii sameeyay sida wadajirka ah ee aad u ilaaliseen midnimada iyo Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaa nasiib wanaag ah in caawa Calanka Buluugga ah uu ka taagan yahay qeybo badan oo kamid ah gobollada waqooyi, waxaan joognaa

Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Waxaan uga tacsiyeeynayaa qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Alle u naxariistee, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax oo ka mid ahaa Ugaasyada dhaqanka Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo qaatay nabadda iyo dowlad-dhiska.

Today, I held a productive meeting with Mr. Adebayo Kareem, the Acting SRCC for AUSSOM. We discussed strengthening security cooperation and ongoing stabilisation efforts. I reaffirmed our commitment to working closely with the African Union to advance peace & defeat terrorism.

Today, I held a productive meeting with Mr. Adebayo Kareem, the Acting SRCC for <a href="/aussom_/">AUSSOM</a>. We discussed strengthening security cooperation and ongoing stabilisation efforts. 
I reaffirmed our commitment to working closely with the African Union to advance peace &amp; defeat terrorism.
Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Waxaan uga tacsiyeeynayaa qoyska, Qaranka iyo guud ahaan Ciidanka qalab-sida geerida naxdinta leh ee ku timid Alle u naxariistee Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo ahaa sarkaal ku tilmaaman karti iyo geesinimo,kaalin weynna ka soo qaatay dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka 🇸🇴

Magaalada Carta, waxa ay quluubta shacabka Soomaaliyeed uga taallaa meel wayn, waa magaaladii soo celisay rajadii dowladnimo ee dalkeenna, waxa ayna astaan u noqotay jacayl Soomaalinimo iyo deeqsinimo.

Hamza Abdi Barre (@hamzaabdibarre) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ummadda Islaamka,gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa,si gaar ah waxaan hambalyo ugu dirayaa geesiyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka ee naftooda u huraya difaaca diinta,dalka iyo dadkooda