Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile
Hano Academy

@hanoacademy

Accredited Institution that provides Professional Development Courses; Technical & Vocational Education Training (TVET); Business Incubator/Job Creation

ID: 700425566596567041

linkhttp://www.hanoacademy.com calendar_today18-02-2016 21:04:03

2,2K Tweet

3,3K Followers

423 Following

Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Our team and students distributed Iftar meals to those in need, including families in camps. May Allah accept our efforts and bless those struggling with ease and abundance. ๐Ÿคฒ #HanoAcademy #RamadanKareem #GivingBack #CSR #IftarDistribution #CommunitySupport #Blessings

Our team and students distributed Iftar meals to those in need, including families in camps. 
May Allah accept our efforts and bless those struggling with ease and abundance. ๐Ÿคฒ  

#HanoAcademy #RamadanKareem #GivingBack #CSR #IftarDistribution #CommunitySupport #Blessings
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Busy all day but still want to learn English? Join Hano Academyโ€™s Night Shift English Classes after Maghrib (6:20 PM)! Limited seats available. Enroll now and improve today! #HanoAcademy #LearnEnglish #NightClasses #Mogadishu #EveningLearning #EnglishForAll #BusyButLearning

Busy all day but still want to learn English? Join Hano Academyโ€™s Night Shift English Classes after Maghrib (6:20 PM)! Limited seats available. 
Enroll now and improve today!
#HanoAcademy #LearnEnglish #NightClasses #Mogadishu #EveningLearning #EnglishForAll #BusyButLearning
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

New Cooking and Tailoring Classes Starting Soon at Hano Academy! Gain practical skills and open doors to new opportunities. Apply: forms.gle/4AvKHPi46yj1TJโ€ฆ #HanoAcademy #CookingClass #TailoringClass #VocationalTraining #SkillBuilding #ApplyNow #CareerDevelopment #Empowerment

New Cooking and Tailoring Classes Starting Soon at Hano Academy!
Gain practical skills and open doors to new opportunities.

Apply: forms.gle/4AvKHPi46yj1TJโ€ฆ

#HanoAcademy #CookingClass #TailoringClass #VocationalTraining #SkillBuilding #ApplyNow #CareerDevelopment #Empowerment
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

We have new ICT (Computer) classes now open! If you're interested, there are new sessions available in the ๐— ๐—ผ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด | ๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ป | ๐—”๐—ณ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ป. Apply: forms.gle/4AvKHPi46yj1TJโ€ฆ #ICTClasses #ComputerSkills #DigitalLiteracy #NowOpen #HanoAcademy #SomaliaSkills

We have new ICT (Computer) classes now open! If you're interested, there are new sessions available in the ๐— ๐—ผ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด | ๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ป | ๐—”๐—ณ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ป.
Apply: forms.gle/4AvKHPi46yj1TJโ€ฆ

#ICTClasses #ComputerSkills #DigitalLiteracy #NowOpen  #HanoAcademy #SomaliaSkills
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Do you want to learn tailoring? A golden opportunity awaits you! Enrollment is open! The tailoring course starts on the 3rd of this month. Contact: 0617773650 Location: Hano Academy #TailoringCourse #HanoAcademy #LearnTailoring #SkillDevelopment #EnrollNow #SomaliEducation

Do you want to learn tailoring?
A golden opportunity awaits you!

Enrollment is open!

The tailoring course starts on the 3rd of this month.

Contact: 0617773650
Location: Hano Academy 

#TailoringCourse #HanoAcademy #LearnTailoring #SkillDevelopment #EnrollNow #SomaliEducation
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Fasallo Cusub! Waxaa inoo bilaabmaya fasallo cusub oo computer ah (ICT Classes) haddii aad Daneyneyso, fadlan nagusoo biir ๐—ฆ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐˜… | ๐——๐˜‚๐—ต๐˜‚๐—ฟ | ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ Hadda is diiwaan geli oo buuxi link-ga hoose. forms.gle/4AvKHPi46yj1TJโ€ฆ Ama nagalasoo xiriir WhatsApp: 0617779650

Fasallo Cusub!

Waxaa inoo bilaabmaya fasallo cusub oo computer ah (ICT Classes) haddii aad Daneyneyso, fadlan nagusoo biir ๐—ฆ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐˜… | ๐——๐˜‚๐—ต๐˜‚๐—ฟ | ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ

Hadda is diiwaan geli oo buuxi link-ga hoose.

 forms.gle/4AvKHPi46yj1TJโ€ฆ

Ama nagalasoo xiriir WhatsApp: 0617779650
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Honored to host the IOM Representative at Hano Academy! Grateful for the insightful discussion on collaboration and shared goals. Excited to strengthen our partnership for youth empowerment and community development. #HanoAcademy #IOM #SomaliYouth

Hano Academy launched a tailoring skills training for young women from Banaadir districts, focusing on sewing, design, and self-reliance. Officials and youth leaders attended the opening to support empowerment and community development. #HanoAcademy #TailoringSkills #Banaadir

Hano Academy launched a tailoring skills training for young women from Banaadir districts, focusing on sewing, design, and self-reliance. Officials and youth leaders attended the opening to support empowerment and community development.

#HanoAcademy #TailoringSkills  #Banaadir
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u rajaynaynaa guul dhammaan ardayda fasalka 8aad ee maanta u fariistay Imtixaanka Siddeedaad! Maanta baroโ€” oo ku shaqayso intaad dhigannayso dugsiga sare! Intaad sugayso natiijada, ha seegin fursadaha xirfadeed ee Hano Academy. Guul wacan

Waxaan u rajaynaynaa guul dhammaan ardayda fasalka 8aad ee maanta u fariistay Imtixaanka Siddeedaad!

Maanta baroโ€” oo ku shaqayso intaad dhigannayso dugsiga sare! 

Intaad sugayso natiijada, ha seegin fursadaha xirfadeed ee Hano Academy.

Guul wacan
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Daahfurka tababarka xirfadaha Cilaan-saarka & Make-up-ka Gabdho ka kala yimid degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa loo furay barashada xirfada ku saabsan isqurxinta. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan gobolka & gudomiyaha dhalinyarada G.Banadir #GobolkaBanaadir

Daahfurka tababarka xirfadaha Cilaan-saarka & Make-up-ka 
Gabdho ka kala yimid degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa loo furay barashada xirfada ku saabsan isqurxinta.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan gobolka & gudomiyaha dhalinyarada G.Banadir
#GobolkaBanaadir
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ“ Milestone unlocked! Our Hano Academy photo just hit 10+ reactions on Google Maps ๐ŸŽ‰ Thank you for the support! ๐Ÿ“š Want to gain TVET skills & grow professionally? Join us today ๐Ÿ‘‰ hanoacademy.edu.so #HanoAcademy #EducationInSomalia #JoinUs #GoogleMaps

๐Ÿ“ Milestone unlocked!
Our Hano Academy photo just hit 10+ reactions on Google Maps ๐ŸŽ‰
Thank you for the support!

๐Ÿ“š Want to gain TVET skills & grow professionally?
Join us today ๐Ÿ‘‰ hanoacademy.edu.so

#HanoAcademy #EducationInSomalia #JoinUs #GoogleMaps
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Ma rabtaa inaad noqoto Multimedia Designer xirfad leh?baro Graphic Design iyo Video Editing Photoshop, Illustrator, Premiere Pro, After Effects, InDesign, Audition.Koorsooyin kaa dhigi doona hal-abuur awood leh.Kusoo biirmaanta:www.hano Academy WhatsApp: +252617773650

Kor u qaad xirfaddaada Hano Academy waxaa ka go'an in ay dhisto garaadka iyo xiradaha dhalinyarada iyo ganacsatada Soomaaliyeed, si ay ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada oo tartan badan. Nagu soo biir ka faa'ideyso #HanoAcademy #BaroHorumar #Xirfad #Leadership

Kor u qaad xirfaddaada 
Hano Academy waxaa ka go'an in ay dhisto garaadka iyo xiradaha dhalinyarada iyo ganacsatada Soomaaliyeed, si ay ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada oo tartan badan. 
Nagu soo biir ka faa'ideyso
#HanoAcademy #BaroHorumar #Xirfad #Leadership
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo 1-da Luuliyo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hano Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luuliyo, maalinta xorriyadda iyo midnimada Qarankeena. Allaha inoo siyaadiyo nabad, midnimo, iyo horumar. #HanoAcademy #1July #SomaliaIndependenceDay

Hambalyo 1-da Luuliyo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Hano Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luuliyo, maalinta xorriyadda iyo midnimada Qarankeena.
Allaha inoo siyaadiyo nabad, midnimo, iyo horumar.

#HanoAcademy #1July #SomaliaIndependenceDay
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Hano Academy waxay kuu soo bandhigaysaa fursad dahabi ah oo aad ku baran karto xirfadda Harqanka: 1. Waxbarasho tayo sare leh 2. Tababaro gacanta lagu qabto 3. Macallimiin khibrad leh. Xirfaddu waa hubkaaga nolosha Isdiiwaangeli hadda: ๐Ÿ“ž WhatsApp: +252617773650

Hano Academy waxay kuu soo bandhigaysaa fursad dahabi ah oo aad ku baran karto xirfadda Harqanka:
1. Waxbarasho tayo sare leh
2. Tababaro gacanta lagu qabto
3. Macallimiin khibrad leh.
Xirfaddu waa hubkaaga nolosha
Isdiiwaangeli hadda:
๐Ÿ“ž WhatsApp: +252617773650
Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Maalinta Caalamiga ah ee Kartida Dhallinyarada, waxaan tan iyo maanta aqoonsanaynaa muhiimada ay leedahay in aan dhallinyarada siino xirfadaha ay u baahan yihiin si ay u guuleystaan. Riyooyinkooda waa mustaqbalkeena! #KartidaDhallinyarada #HanoAcademy

Fasallo Cusub! Waxan bilabeynaa Qabashada Fasalla cusub oo ICT ah Galab iyo subax ee nagusoo biir. Fadlan buuxi link-gaan hoose: forms.gle/pkQKebVpaAsDAtโ€ฆ Ama nagasoo wac: 617773650.

Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Ma rabtaa inaad noqoto Graphics Designer ama Video Editor xirfad leh? HANO Academy waxay ku baraysaa: Graphic Design Video Editing Macallimiin khibrad leh oo ku hagaya talaabo-talaabo Isdiiwaangeli maanta. WhatsApp: +252 61 777 3650 hanoacademy.edu.so

Hano Academy (@hanoacademy) 's Twitter Profile Photo

Ma rabtaa inaad noqoto Barista dhameystiran? Ku soo biir Hano Academy maanta oo baro espresso, cappuccino, latte iyo noocyo kale oo badan. Noqo barista xirfad sare leh. WhatsApp: +252 61 777 3650 hanoacademy.edu.so Fursaddaadu waa maanta.