Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile
Sadia Yasin Samatar

@honsadiasamatar

This is my official Twitter account as the 1st Deputy Speaker of the House of People of the Federal Parliament of Somalia.

ID: 1524331085726896130

linkhttps://t.me/HonSadiaSamatar calendar_today11-05-2022 10:14:11

33 Tweet

7,7K Followers

6 Following

Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

This morning I paid my respects and signed a book of condolence at the UK in Somalia🇬🇧🇸🇴 — in memory of Her Majesty Queen Elizabeth ll. During this time of grieving, I extend my deepest sympathies to Royal Family and the. people of England.

This morning I paid my respects and signed a book of condolence at the <a href="/UKinSomalia/">UK in Somalia🇬🇧🇸🇴</a> — in memory of Her Majesty Queen Elizabeth ll. During this time of grieving, I extend my deepest sympathies to Royal Family
 and the. people of England.
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Waxaan khadka talefoonka kula hadlaa Madaxweynaha Maxkamadda Danbiyada #ICC, Mudane Piotr Hofmański, anigoo wada hadal kala yeeshay arimo waxtar leh oo ku saabsan suurtagalnimada xoojinta nidaamka Cadaaladda dembiyada caalamiga ah.

Waxaan maanta ka qaybgalay Shir sanadeedka Hawenka Nabada iyo amniga Dalka, waxaan ku booriyey hogaanka #dumarka madama ay yihiin Lafdhabarka dhaqaalaha ee dalka in ay ka qaybgalaan nabadeynta #Dalka.

Women, peace and security is essential in #Somalia. I participated today it’s annual opening, Somalia Women is the backbone of our economy and Iurged the irparticipation and leadership in peace building of the nation.

Waxaan maanta inoo qabsoomay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS oo ajandihiisu ahaa ansixinta iyo mudeynta furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa aqal. Waxaana ku go’aaminay in kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka u furmo Sabti 25-November-2023-ka.

Waxaan maanta inoo qabsoomay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee <a href="/Golaha_shac_JFS/">Golaha Shacabka BJFS</a>  oo ajandihiisu ahaa ansixinta iyo mudeynta furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa aqal.

Waxaana ku go’aaminay in kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka u furmo Sabti 25-November-2023-ka.
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Today I chaired a meeting of the Standing Committee of the Golaha Shacabka BJFS People's Assembly in its 4th session at its 2nd meeting. We have decided that the first meeting of the 4th session will discuss the problems flood of grief in the country and how to do something about it

Today I chaired a meeting of the Standing Committee of the <a href="/Golaha_shac_JFS/">Golaha Shacabka BJFS</a> People's Assembly in its 4th session at its 2nd meeting.

We have decided that the first meeting of the 4th session will discuss the problems flood of grief in the country and how to do something about it
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Proudly joined PM Hamza & Deputy Second Speaker Abshirow tonight to celebrate Somalia's historic debt relief! A victory for unity & progress. 🇸🇴✨ Grateful for the support of Parliament, Senate, & all Somalis. Together, we'll build a brighter future! #DebtFreeSomalia

Proudly joined PM Hamza &amp; Deputy Second Speaker Abshirow tonight to celebrate Somalia's historic debt relief! A victory for unity &amp; progress. 🇸🇴✨ Grateful for the support of Parliament, Senate, &amp; all Somalis. Together, we'll build a brighter future! #DebtFreeSomalia
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN. Rabi naxriistiisa jano haka waraabiyo Walal Khadiija Mohamed Diiriye, dhamaan qoyskeedi, Xukumadda ehelkeedi,Golaha Shacabka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allaha haka siiyo.

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN.

Rabi naxriistiisa jano haka waraabiyo Walal Khadiija Mohamed Diiriye, dhamaan qoyskeedi, Xukumadda ehelkeedi,Golaha Shacabka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allaha haka siiyo.
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

I commend the national army and security agencies for arresting Mr. Ali Maalam Dawood, who is accused of killing the late Luul Abdul Aziz. We hope that justice will be served for the late Luul, and the Somali people appreciate his peaceful protest against this cruel act.

Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Waxaan halkan uga hambalyeynayaa dhamaan Labada aqal BJSF,in howshii Dastuurka oo waqtiga lawada galiyey guul ay ku dhamatay. Sidoo kale, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ku bogaadinayaa sida hagar la’aanta ah ee ay u garab istaageen horu socodka Dawladdnimada Soomaaliyaed.

Waxaan halkan uga hambalyeynayaa dhamaan Labada aqal BJSF,in howshii Dastuurka oo waqtiga lawada galiyey guul ay ku dhamatay.

Sidoo kale, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ku bogaadinayaa sida hagar la’aanta ah ee ay u garab istaageen horu socodka Dawladdnimada Soomaaliyaed.
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Somalia elected to the UN Security Council! 🇸🇴 Proud of our nation's resilience & strength. A hard-fought battle, finally realized. We'll represent Somalia & Africa on the world stage for 2024-25. #Somalia #UNSecurityCouncil #Africa

Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Waxaan tacsi tiiraanyo lehna u dirayaa qoyska, qaraabada, Qaranka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Hore ee BJSF Prof. Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari. Waxuu ahaa saxiibkey goonida Waxuuu ahaaaa nin nabada jecel Samirbadan.

Alleh ha u naxariisto Sen. Mohamed Cali Yusuf(Gaagaab), waxaan tacsi la qaybsayaa dhamaan qoyskiisi, Labada Gole ee Baarlamanka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed. Alleh samir iyo iimaan haka siiyo.

Alleh ha u naxariisto Sen. Mohamed Cali Yusuf(Gaagaab), waxaan tacsi la qaybsayaa dhamaan qoyskiisi, Labada Gole ee Baarlamanka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed.

Alleh samir iyo iimaan haka siiyo.
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to my brother, H.E. Mahamoud Ali Youssouf, on his election as Chairperson of the African Union Commission. Somalia looks forward to continued collaboration for a united and prosperous Africa. A new era for Africa begins today. #AUCElection

Congratulations to my brother, H.E. Mahamoud Ali Youssouf, on his election as Chairperson of the African Union Commission. Somalia looks forward to continued collaboration for a united and prosperous Africa.

A new era for Africa begins today.

#AUCElection
Sadia Yasin Samatar (@honsadiasamatar) 's Twitter Profile Photo

Tacsi & Cambaarayn. Dhacdadii Dagalka ee Dhahar waa murugo laga baaqsan karay. Daadinta Dhiig shacabka ha la joojiyo. Deni ha ka waantoobo daadinta dhiigga. Alla ha u naxariisto intii dhimatay, hana bogsiiyo dhaawacyada #Dhahar #Nabad