Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile
Hussein Sabrie

@husseinsabrie

ID: 258761250

linkhttps://husseinsabrie.blogspot.com calendar_today28-02-2011 12:48:47

5,5K Tweet

80,80K Followers

897 Following

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

A decade ago, #Mogadishu Stadium served as a military base for Ugandan forces under the African Union Mission in Somalia (AMISOM). Today, it is full of fans watching African football stars Samuel Eto'o, Emmanuel Adebayor, and Jay-Jay Okocha play on the same field—legends who once played for

Hal taatiko oo ah war-war-ku-dil ah ayay dowladdaan ka baratay farsamooyinkii warbaahineed ee kooxdii Nabad iyo Nolol. Si war kale loo abuuro oo buuq loogu furo shirkii mucaaradka, ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu maalinkii uu shirku furmayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir u

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Hal asbuuc ayaa Kenya la soo joogayaa. Whatsapp-kii hore inta laga guuro ayaa mid kale lambar Safaricom ah lagu samaysanayaa. Markii aad magaalada ku aragto ee Whatsapp-ka waxa uga dhacay waydiisana waxaa lagu dhahayaa “Whatsapp-kii hore mashquul ayaan uga guuray, ee qoro kan

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Dadbeerashadu waa muhiim, waxayna ugu sii muhiimsan tahay oo aad ugu sii baahi badan tahay marka aad joogto Soomaaliya, oo wax waliba aysan lahayn hannaan lagu helo iyo nidaam hufan oo loogu hagaago. Dadku waa hanti maguurto ah ee tacbo, oo kobci xiriirradaada shakhsiga ah.

Dadbeerashadu waa muhiim, waxayna ugu sii muhiimsan tahay oo aad ugu sii baahi badan tahay marka aad joogto Soomaaliya, oo wax waliba aysan lahayn hannaan lagu helo iyo nidaam hufan oo loogu hagaago.

Dadku waa hanti maguurto ah ee tacbo, oo kobci xiriirradaada shakhsiga ah.
Yasin Hassan (@yaashass) 's Twitter Profile Photo

**Finland, Denmark, & the Netherlands top global happiness rankings—yet behind the stats: ☑️ 1 in 6 Finns battle mental health issues ☑️ Netherlands has EU’s 5thhighest suicide rate ☑️ Sweden leads Western Europe in gun violence It doesn't add up! What’s missing?

**Finland, Denmark, & the Netherlands top global happiness rankings—yet behind the stats:

☑️ 1 in 6 Finns battle mental health issues
☑️ Netherlands has EU’s 5thhighest suicide rate
☑️ Sweden leads Western Europe in gun violence

It doesn't add up!

What’s missing?
Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Raaf iyo qqfaal ayaa maanta ka socda suuqa Bakaaraha. Askar hubeysan ayaa fadhida jidadka laga soo galo suuqa. Inta qoray lagugu qabto ayaa lagu gaynayaa iskuulka Hayaan oo ku yaalla xaruntii iskool Xamarjidiid ee Bakaaraha, oo hadda xarun u ah Guddiga Doorashooyinka. Saaxiibkey

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Iskuullada waxaa dhigta arday saaqid ah, shakar iyo dhib miiran ah, hormuud u ah fowdada, oo fasalkana ka gala kaalinta ugu hooseysa. Tabtaas waxaa dunida ka ah Soomaaliya oo ku tilmaaman dalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka. Dowladda Kenya waxay Jan 21, 2025 sheegtay in

Iskuullada waxaa dhigta arday saaqid ah, shakar iyo dhib miiran ah, hormuud u ah fowdada, oo fasalkana ka gala kaalinta ugu hooseysa.

Tabtaas waxaa dunida ka ah Soomaaliya oo ku tilmaaman dalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka. Dowladda Kenya waxay Jan 21, 2025 sheegtay in
Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Isbitaalka Tamaam ee ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho waa kawaan lagu dooxo hooyooyinka foosha ah. Xayisiin xooggan ayay ku sameystaan TikTok oo u noqday suuq ay ka kalluumeystaan hooyooyinka uurka leh. Hooyo fool ah oo u tagtay waxay u sheegeen in ay qalliin

Isbitaalka Tamaam ee ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho waa kawaan lagu dooxo hooyooyinka foosha ah. Xayisiin xooggan ayay ku sameystaan TikTok oo u noqday suuq ay ka kalluumeystaan hooyooyinka uurka leh.

Hooyo fool ah oo u tagtay waxay u sheegeen in ay qalliin
Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

27 jir 3 sano ka hor ka baxay jaamacad uu ka bartay cilmiga beeraha, oo lataliye ka ah mashruuc lagu horumarinayo caafimaadka Soomaaliya. Xamar jib waaye.

Abdirisak Urug (@abdirisakurug) 's Twitter Profile Photo

Shirkadda Hormuud Telecom waa isku-xidhaha bulshada Soomaaliyeed ee kala nool daafaha caalamka, Bad iyo Berri & miyi iyo magaaloba. Tani waxay keentay inay kaalmaha ugu sareeya ka gasho adeega Internet-ka ee Caalamka iyo Afrikaba. Runtii waa dedaal dheer oo ay inoo samaysay Hormuud. #5G

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Aan xusuustaada dib ugu celiyo 20 sano ka hor oo ragga sawirkaan ka muuqda ay hoggaanka u ahaayeen siyaasadda Soomaaliya. Maleyso in sawirkaan la qaaday 20 sano ka hor maanta oo kale, June 16, 2005, oo ay dowladdii kumeelgaarka ahayd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ay ku

Jawaan lacag ayaa qurbaha laga soo shaqeysanayaa. Kadibna inta magaalada lagu soo noqdo ayaa waxaa lagu dhahayaa: adiga ayaa magaalada jooga ee ayaantaan maxaa beledka ka socdo oo aan maalgashadaa? Maxaa socdo iyo capy & paste ganacsiyo badan ayay ku xirmay ee noo soo minguuri

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Teknoolajiyaddu waxay fududaysay nolosheenna. Waxay casriyeysay sida aan u wada xiriirno, u ganacsanno, u dukaameysanno, wax u baranno, una madadaalanno. Waxaana cajiib xawaaraha ay ku socoto teknoolojiyadda iyo adeegyada maaliyadeed ee Soomaaliya. 10 sano ka hor waa igu

Teknoolajiyaddu waxay fududaysay nolosheenna. Waxay casriyeysay sida aan u wada xiriirno, u ganacsanno, u dukaameysanno, wax u baranno,  una madadaalanno. Waxaana cajiib xawaaraha ay ku socoto teknoolojiyadda iyo adeegyada maaliyadeed ee Soomaaliya.

10 sano ka hor waa igu
Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Mr. Dulsaar (freeloader) waa xariif shaafto kula nool dadka kale oo ku jira nolol uusan waxba ku darsan. Maqaayad ayaad iskala cuntaynaysaan ama guri ayaad isla kireysanaysaan, balse wuxuu rabaa in uu kugu dulnoolaado oo aad kaligaa qarashka bixiso. Wax yar oo raqiis ah ayuu

Waxaan daawaday Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, oo gef kula kacay Raysulwasaare Xamza Cabdi Barre. Wasiir Caydiid wuxuu sheegay in uusan Raysulwasaaruhu dhalad ahayd, oo uu ka mid ahaa dadkii Muqdisho looga qaxay 1991. Waa hadal qadaf ah oo xadgudub ku ah

Tarjumaadda xarfiga ah ee erayada toos loogu tarjumayo luqad kale waxay nahda iyo nuxurka ka qaaddaa micnaha hadalka. Mid baa yiri “I am walking with my teeth.” Wuxuu ula jeedaa ‘ilkaha ayaan ku socdaa’ oo shiid iyo busaarad ba’an ayaa i haya.

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Deeqo Omar is a Black Somali Muslim mother serving as a Specialist Biomedical Scientist in Haematology and Transfusion at St George’s Hospitals (St George's, Epsom and St Helier), run by the NHS Foundation Trust (NHS London) in Tooting, London, UK. Dee Omar is courageously speaking out after

Deeqo Omar is a Black Somali Muslim mother serving as a Specialist Biomedical Scientist in Haematology and Transfusion at St George’s Hospitals (St George's, Epsom and St Helier), run by the NHS Foundation Trust (NHS London) in Tooting, London, UK.

Dee Omar is courageously speaking out after