Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴

@mfasomalia

Barta rasmiga ah ee Twitter ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya| Sidoo kale nagala soco @MOFASomalia

ID: 728817434107457536

linkhttps://www.mfa.gov.so/ calendar_today07-05-2016 05:23:11

828 Tweet

63,63K Followers

56 Following

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa maanta kaga guddoomay #Muqdisho nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (#UK), Mudane Charles King. #Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaradda ee #Muqdisho, ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.M ee #Soomaaliya ahna Madaxa #UNTMIS, oo booqasho sharafeed ugu yimid. #Soomaali #UN

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Madaxa Hay'adda Miino Baarista ee Qaramada Midoobay (UNMAS) ee #Soomaaliya, Fran O’Grady, oo booqasho sharafeed ugu yimid.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, oo ah xuska markii dhidibada loo taagay Ururka Midnimada Afrika (OAU) 25 May, 1963, iyadoo sanadkii 2002 loo beddelay Midowga Afrika. #Soomaaliya #AfricaDay

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee #Muqdisho, Madaxa Hay'adda #ICRC ee #Soomaaliya, Mudane Antoine Grand, oo booqasho ugu yimid si uu ugala hadlo arrimaha iskaashi wadaagga. #Soomaali

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya #Soomaaliya, Mudane Wang Yu, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labo geesoodka. #China

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Faaqidaadda Todobaadka | 24 - 30 May, 2025 Qodobada dhacdo-wareedka ugu muhiimsan todobaadka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga. #Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho

Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

The Ministry of Foreign Affairs on Saturday released the second issue of the English edition of «The Diplomat» Magazine for this month of May 2025, published monthly and accessible through the following links: 🔗➡web.mfa.gov.so/wp-content/upl… 🔗➡t.me/MofaSomalia/51… #Somalia

The Ministry of Foreign Affairs on Saturday released the second issue of the English edition of «The Diplomat» Magazine for this month of May 2025, published monthly and accessible through the following links:
🔗➡web.mfa.gov.so/wp-content/upl…
🔗➡t.me/MofaSomalia/51…
#Somalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa u diraynaa guud ahaan ummadaha Carabta iyo Islaamka, gaar ahaan dadkeena Soomaaliyeed. Waxa aan Allah sarreeye weydiisanaynaa in xujayda ka aqbalo cibaadada iyo ducada, dalkeenana ka yeello mid nabdoon. #Soomaaliya

Waxa aan hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa u diraynaa guud ahaan ummadaha Carabta iyo Islaamka, gaar ahaan dadkeena Soomaaliyeed.
Waxa aan Allah sarreeye weydiisanaynaa in xujayda ka aqbalo cibaadada iyo ducada, dalkeenana ka yeello mid nabdoon.
#Soomaaliya
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation expresses its deep concern over the recent use of a map by the British Broadcasting Corporation (#BBC), which blatantly misrepresents the territorial integrity and unity of the Federal Republic of #Somalia. #Somali

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation expresses its deep concern over the recent use of a map by the British Broadcasting Corporation (#BBC), which blatantly misrepresents the territorial integrity and unity of the Federal Republic of #Somalia.
#Somali
Abdisalam Ali (@abdisalamdhaay) 's Twitter Profile Photo

As we mark the 25th anniversary of FOCAC, I had the honour of addressing the Ministerial Meeting of Coordinators and welcomed the ambitious new measures announced by President Xi and Minister Wang Yi to support Africa’s modernization and inclusive development journey. I

As we mark the 25th anniversary of FOCAC, I had the honour of addressing the Ministerial Meeting of Coordinators and welcomed the ambitious new measures announced by President Xi and Minister Wang Yi to support Africa’s modernization and inclusive development journey.

I
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

#Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga qayb-gashay Shirka heer Wasiir ee Isku-duwayaasha Hirgelinta Go’aannada FOCAC, kaas oo lagu qabtay magaalada Changsha ee gobolka #Hunan, Shiinaha, iyadoo uu matalayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaam Cabdi.

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa shalay (10 June) waxa uu kulan-doceed miro-dhal ah kula yeeshay Magaalada Changsha oo uu ka socdo Shirka heer Wasiir ee #FOCAC, Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda #Sudan. 🔗➡t.me/MfaSomalia/3852

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa shalay (10 June) waxa uu kulan-doceed miro-dhal ah kula yeeshay Magaalada Changsha oo uu ka socdo Shirka heer Wasiir ee #FOCAC, Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda #Sudan.
🔗➡t.me/MfaSomalia/3852
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

FM Abdisalam Abdi Abdisalam Ali, met on Wednesday, with his Tanzanian counterpart, Hon. Mahmoud Thabit Kombo, on the sidelines of the Ministerial Meeting of FOCAC, currently underway in Changsha, and discussed with him ways to enhance bilateral relations and expand cooperation.

FM Abdisalam Abdi Abdisalam Ali , met on Wednesday met on Wednesday, with his #Rwandan counterpart, H.E. Olivier J.P. Nduhungirehe, on the sidelines of the Ministerial Meeting of FOCAC, currently underway in Changsha, and discussed with him ways to enhance bilateral relations.

FM Abdisalam Abdi Ali Abdisalam Ali, met with the Minister in charge of the #Libyan Foreign Ministry, H.E. Taher Salem Al-Baour, on Wednesday on the sidelines of the Ministerial Meeting of #FOCAC, held in #Changsha, and discussed with him strengthening diplomatic ties. #Somalia

FM Abdisalam Abdi Ali Abdisalam Ali, met with the Minister in charge of the #Libyan Foreign Ministry, H.E. Taher Salem Al-Baour, on Wednesday on the sidelines of the Ministerial Meeting of #FOCAC, held in #Changsha, and discussed with him strengthening diplomatic ties.
#Somalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Abdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay maanta Magaalada #Changsha, Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha, Mudane Wang Yi, oo sidoo kale ka tirsan Guddiga Siyaasadda ee Xisbiga Shuuciga. #Soomaaliya #China #FOCAC

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Abdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay maanta Magaalada #Changsha, Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha, Mudane Wang Yi, oo sidoo kale ka tirsan Guddiga Siyaasadda ee Xisbiga Shuuciga.
#Soomaaliya #China #FOCAC
Abdisalam Ali (@abdisalamdhaay) 's Twitter Profile Photo

Today in Changsha, I had the honor of meeting with H.E. Wang Yi, Member of the Political Bureau of the CPC Central Committee and Foreign Minister of the People’s Republic of China. Our conversation reaffirmed the depth of trust and friendship between Somalia and China—two

Today in Changsha, I had the honor of meeting with H.E. Wang Yi, Member of the Political Bureau of the CPC Central Committee and Foreign Minister of the People’s Republic of China.

Our conversation reaffirmed the depth of trust and friendship between Somalia and China—two
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

#Somalia marked a significant milestone as the Minister of Foreign Affairs, H.E. Abdisalam Abdi Ali Abdisalam Ali, inaugurated the #Somali Pavilion at the 4th China-Africa Trade and Economic Expo in #Changsha, #Hunan Province. 🔗➡t.me/MofaSomalia/52… #China #Chinese #PRC

#Somalia marked a significant milestone as the Minister of Foreign Affairs, H.E. Abdisalam Abdi Ali Abdisalam Ali, inaugurated the #Somali Pavilion at the 4th China-Africa Trade and Economic Expo in #Changsha, #Hunan Province.
🔗➡t.me/MofaSomalia/52…
#China #Chinese #PRC
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa maalintii Khamiista (12 June) kula kulmay #Changsha, Guddoomiyaha Hay’adda CIDCA, Mudane Chen Xiaodong, isaga oo kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo wax wada qabsiga #Soomaaliya iyo Shiinaha. #China

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa maalintii Khamiista (12 June) kula kulmay #Changsha, Guddoomiyaha Hay’adda CIDCA, Mudane Chen Xiaodong, isaga oo kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo wax wada qabsiga #Soomaaliya iyo Shiinaha.
#China