Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile
Mohamed Farmaajo

@m_farmaajo

9th President of Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo | Life Member of the Federal Parliament of Somalia.

ID: 812627249446780928

linkhttps://t.me/MohamedFarmaajo calendar_today24-12-2016 11:53:28

753 Tweet

954,954K Followers

2 Following

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Waajib ayey inagu tahay dhammaanteen in aynu garab istaagno Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee geesiyaasha ah, kuwaas oo kula dagaalamaya cadowga dhammaan furimaha dagaalka, waxaana shacabka ugu baaqayaa inay garab istaagaan, lana mideeyo dadaallada lagu cirib-tirayo argagixisada.

Waxaan murugada iyo tacsida la qaybsanayaa ehelka iyo qaraabada dadkii birmo-geydada ahaa ee ku geeriyooday weerarkii arxandarrada ahaa ee argagixisadu ka gaysateen Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan tacsida iyo murugada geerida la qaybsanayaa qoyska, qaraabada iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, marxuum Cabdullaahi Jaamac Barre (Cascasey) oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaan tacsida iyo murugada geerida la qaybsanayaa qoyska, qaraabada iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, marxuum Cabdullaahi Jaamac Barre (Cascasey) oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska.
Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si adag u canbaaraynayaa qaraxii argagixiso ee afaafka hore ee Madaxtooyada lagula eegtay kolanyada Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, anigoo murugada tacsida la wadaagaya ehelada shacabkii aan waxba galabsan ee ay waxyeelladu ka soo gaartay qaraxaas.

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga, anniga oo Alle ka baryaya in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii Ramadaan. Ciid wanaagsan

Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaan ku dhiirrigelinaynaa in uu ficil u beddelo baaqa, kana dhabeeyo gogosha uu fidiyey, isagoo abuuraya jawi siyaasadeed oo ku dhisan kalsooni, wadashaqeyn & ilaalinta dastuurka lagu doortay, iyadoo meesha laga saarayo tallaabo kasta oo hal dhinac ah.

Xarigga sharci darrada ah ee laamaha ammaanka Federaalka Soomaaliya ay u geysteen Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Saleebaan Jaamac waxa uu muujinayaa nooca doorashada ee uu doonayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & hannaanka siyaasadeed ee uu qaatay.

Tacsida iyo murugada waxaan la qeybsanayaa qoyska, ehelada iyo Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariisto, Marxuum Sheegow Axmed Cali. Waxaa muhiim ah in la sameeyo baaritaan deg deg ah oo ku saabsan duruufaha uu u geeriyooday Marxuumku.

Waxaan tacsida iyo murugada geerida la qaybsanayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Marxuum Janaraal Axmed Saleebaan Cabdalle (Dafle) oo maanta ku geeriyooday dalka Cummaan.

We must always support the Somali National Army in the fight against terrorists. They are heroes fighting evil on our behalf. I urge Somalia's political leadership to take the path of inclusive politics fostering unity, and advancing constitutional dialogue at this critical time.

Waxaan tacsida iyo murugada geerida la qaybsanayaa qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey, Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax oo ka mid ahaa hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed ee soojireenka ah.

The statebuilding objectives of the NCC in Somalia are undermined by an illegitimate attempt to turn into his political party by Hassan Sheikh Mohamud. The election commission is another creation for facilitating this. Inclusive politics is the only way out of our country's problems.

The statebuilding objectives of the NCC in Somalia are undermined by an illegitimate attempt to turn into his political party by <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a>. The election commission is another creation for facilitating this. Inclusive politics is the only way out of our country's problems.
Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Waxaan markale Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqeynaa inuu ka dhabeeyo ballantii Shirka Wadatashiga Qaran ee laga sugayey, talada ballaariyo, kuna hoggaamiyo dalka midnimo iyo wadajir, una soo laabto sharciyadda iyo siyaasad loo dhan yahay oo dalka looga gudbin karo xaaladdan.

Congratulations to the Somali youth on this very special day. The young people of our nation are the future. They are our hope. Only a year before the election of a new government from today, they must raise their voice and demand a more inclusive process for a better future.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada & guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Janaraal Maxamed Siciid Moorgan oo ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee Dowladdii Dhexe, soona hoggaamiyey wasaaradaha Howlaha Guud iyo Gaashaandhigga.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada &amp; guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Janaraal Maxamed Siciid Moorgan oo ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee Dowladdii Dhexe, soona hoggaamiyey wasaaradaha Howlaha Guud iyo Gaashaandhigga.
Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Tacsida iyo murugada waxaan la qaybsanayaa ehelada iyo qoysaska ay ka bexeen dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku naf waayey badda u dhexaysa dalalka Aljeeriya iyo Isbayn.

Waxaan soo dhaweynayaa muddaynta gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan in wadatashi Qaran laga yeesho arrimaha masiiriga ah ee dalka, kuwaas oo ay ugu horreeyaan doorashada, amniga iyo Dastuurka.

Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay, intuba waxa ay muujinayaan in madaxweynuhu uu wali ka leexanayo inuu si dhab ah u wajaho xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.

The hasty steps taken to organize the National Consultative Forum by Hassan Sheikh Mohamud on June 1, indicate that he is avoiding a serious approach to addressing the ongoing political crisis and resolving the critical issues that have led to the current situation facing the country.

The hasty steps taken to organize the National Consultative Forum by <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> on June 1, indicate that he is avoiding a serious approach to addressing the ongoing political crisis and resolving the critical issues that have led to the current situation facing the country.
Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Alle ayaa mahad iska leh in aan wada qeybsanno farxadda iyo hambalyada Ciidda barakaysan ee Ciidul Adxaa, oo astaan u ah isu naxariisashada, ilaalinta danta guud iyo midnimada Muslimiinta. Ciid Wanaagsan.

Alle ayaa mahad iska leh in aan wada qeybsanno farxadda iyo hambalyada Ciidda barakaysan ee Ciidul Adxaa, oo astaan u ah isu naxariisashada, ilaalinta danta guud iyo midnimada Muslimiinta. 

Ciid Wanaagsan.