Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile
Ministry of Water Resource | Somaliland

@mowrdsl

The official Twitter account of the Ministry of Water Resource Development of the Republic of Somaliland, Follow this channel for the latest.

ID: 1335933456057049090

linkhttps://mowd.govsomaliland.org/ calendar_today07-12-2020 13:05:41

316 Tweet

2,2K Followers

10 Following

Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile Photo

Ceelkii degmada Riya-xidho ee uu dhowaan dhagax dhigay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa Si rasmiya loo bilaabay Ceelkan ayaa ka mid ahaa waxqabadyada xukuumada ee boqolka maalmood ee u horeeya iyo balanqaadyadii xukuumada.

Ceelkii degmada Riya-xidho ee uu dhowaan dhagax dhigay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa Si rasmiya loo bilaabay
Ceelkan ayaa ka mid ahaa  waxqabadyada xukuumada ee boqolka maalmood ee u horeeya iyo balanqaadyadii xukuumada.
Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile Photo

๐–๐€๐‘ ๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ * Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL ayaa Shirka Golaha Wasiirada uga xog warramay hab-sami u socodka hawlaha Wasaaradda iyo in loo baahan yahay in Xukuumad ahaan talo midaysan laga yeesho dib-u-habaynta Wakaaladaha Biyaha dalka

๐–๐€๐‘ ๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ
* Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL ayaa Shirka  Golaha  Wasiirada uga xog warramay hab-sami u socodka hawlaha Wasaaradda iyo in loo baahan yahay  in Xukuumad ahaan talo midaysan laga yeesho dib-u-habaynta Wakaaladaha Biyaha dalka
Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile Photo

Ceel Biyoodka Magaalada Coodanle ee Gobolka Buuhoodle oo in muda ah fadhiyay ayay Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyuhu dayactir kiisii dhamaystirtay maanta.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good oo ay weheliso Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha dhaam biyood weyn oo laga hirgelinayo deegaanka Boodhlay ee Gobolka Gabiley.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good oo ay weheliso Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha dhaam biyood weyn oo laga hirgelinayo deegaanka Garabis ee Gobolka Maroodijeex.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo uu wehelinayo Wasiirka wWHKhB ayaa maanta dhagax dhigay saddex Ceel Biyood oo laga hirgelinayo Gobolka Sanaag.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good, ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha dhaam biyood weyn oo laga hirgelinayo deegaanka Qoton-dabo ee degmada Saba-wanaag gobolka Maroodi-jeex. Dhaamkan ayaa qayb ka ah mashruuca Barwaaqo.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa dhagaxdhigay ceelka deegaanka Hilowle ee degmada Xariirad ee gobolka Selel.

Agaasimaha Guud ee WHKHB, Mudane Aadan Abdilaahi Abdille iyo wafti uu hogaaminayay ayaa safar shaqo u tagay magaalada Nairobi. Agaasimaha iyo wafti-giisu waxay kulanka la yeesheen madaxda World Bank Kulankan ayaa xooga lagu saaray dardargelinta 2 mashruuc ee Abartire & Barwaqo

Agaasimaha Guud ee WHKHB,  Mudane Aadan Abdilaahi Abdille iyo wafti uu hogaaminayay ayaa safar shaqo u tagay magaalada Nairobi. Agaasimaha iyo wafti-giisu waxay kulanka  la yeesheen madaxda World Bank
Kulankan ayaa xooga lagu  saaray dardargelinta 2 mashruuc ee Abartire & Barwaqo
Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile Photo

The President of the Republic of Somaliland, HE. Dr. Abdirahman Mohamed Abdilahi (Irro), accompanied by the Minister of Water Resource Development Abubakar and other high-level delegation, officially inaugurated the Berbera Water Expansion Project by laying its foundation stone.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa maanta dekeda magaalada Berbera kula wareegay Warshadaha biyo-macaanaynta ee loogu talagalay degmooyinka Oog, Caynaba, Wadaama-goo iyo Ceelaf-weyn.

| Xarunta Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa lagu qabtay kulankii toddobaadlaha ahaa ee ay yeeshaan Wasiirka Agaasimaha guud & madaxda waaxyaha Wasaaradda Kulanka waxaa lagu falanqeeyay guulihii shaqo iyo u diyaar garowga hawlaha cusub. #wasaaradda #biyaha #jsl

| Xarunta Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa lagu qabtay kulankii toddobaadlaha ahaa ee ay yeeshaan Wasiirka Agaasimaha guud & madaxda waaxyaha Wasaaradda 
Kulanka waxaa lagu falanqeeyay guulihii shaqo iyo u diyaar garowga hawlaha cusub.
#wasaaradda #biyaha #jsl
Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Mudane Aadan Cabdilaahi Cabdille,ayaa maalintii 3-aad ee Safarka uu Ugu Kuurgalayay Xaaladda Biyaha ee uu ku marayay Guud ahaan dalka ka bilaabay Deegaanada Hawdka โ€“ Gobolka Togdheer , facebook.com/share/v/1JBYjPโ€ฆ

Agaasimaha Guud  ee Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Mudane Aadan Cabdilaahi Cabdille,ayaa maalintii 3-aad ee Safarka uu Ugu Kuurgalayay Xaaladda Biyaha  ee uu ku marayay   Guud ahaan dalka ka bilaabay   Deegaanada Hawdka โ€“ Gobolka Togdheer ,
facebook.com/share/v/1JBYjPโ€ฆ
Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa maanta Deegaanka Higlada ee degmada Salaxlay Ka Dhagaxdhigay Dhaam biyood Wayn oo cusub, Dhaamkan oo ay Hirgalintiisa Iska kaashanayaa Wasaaradda Horumarinta Biyaha iyo Hay'adda Pharo Foundation,

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta  Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa maanta Deegaanka Higlada ee degmada Salaxlay Ka Dhagaxdhigay Dhaam biyood Wayn oo cusub, 
Dhaamkan oo ay Hirgalintiisa Iska kaashanayaa Wasaaradda Horumarinta Biyaha iyo Hay'adda Pharo Foundation,
Ministry of Water Resource | Somaliland (@mowrdsl) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa maanta magaalada taalabuur ee degmada Xaaji-xasan geele ee gobolka Togdheer ka dhagaxdhigay Dhaam-biyood wayn oo casriyaย .

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Mudane Aadan C. Cabdille, ayaa furay tababar 5-maalmood ah oo lagu baranayo tayada iyo daawaynta biyaha Tababarka oo uu bixiyay khabiir sare Aadan Faaraxโ€”oo 40 sano waayo-aragnimo u leh macaanaynta biyahaโ€”