Osman Dubbe (@osmandubbe) 's Twitter Profile
Osman Dubbe

@osmandubbe

Senator, Author, University Lecturer and Former Minister of Information, Culture and Tourism for the Federal Government of Somalia.

ID: 56476241

calendar_today13-07-2009 20:02:28

238 Tweet

75,75K Followers

440 Following

Osman Dubbe (@osmandubbe) 's Twitter Profile Photo

Waa wax aad looga xumaado qalalaasaha & gacan ka hadalka ka taagan amni badantii Garoowe. Madaxda, isimada iyo wax garadka Puntland waxan ugu baaqayaa in nabadda lagu guntado, la isu tanaasulo, shacabkana loo tudho, waxna laga barto burburkii iyo barakacii ina soomaray last 35yrs

NUSOJ | National Union of Somali Journalists (@nusojofficial) 's Twitter Profile Photo

Congratulations 🎉 to 🇸🇴 photojournalist Nura Abdi Iman Moge, Nura A. Iman 📷 - the winner of our #Somali Photo Prize, in a joint partnership of Australian High Commission, Kenya and NUSOJ | National Union of Somali Journalists.   Nura’s winning photo was selected by our judge, award-winning 🇦🇺 photojournalist Adam Ferguson.

Congratulations 🎉 to 🇸🇴 photojournalist Nura Abdi Iman Moge, Nura A. Iman 📷 - the winner of our #Somali Photo Prize, in a joint partnership of Australian High Commission, Kenya and NUSOJ | National Union of Somali Journalists.

Nura’s winning photo was selected by our judge, award-winning 🇦🇺 photojournalist Adam Ferguson.
Osman Dubbe (@osmandubbe) 's Twitter Profile Photo

AQ and AS’s failed strategy is attrition & terrorising & not holding a known territories. Somali army believes that you can’t catch tiger’s cubs until you go to their hiding caves. Now SNA & our local warriors are pursuing the remaining AS up to their final caverns in GM & HS🇸🇴✌️

Osman Dubbe (@osmandubbe) 's Twitter Profile Photo

Wiil Soomaaliyeed uun baa sidaa samayn kara. Ilaahay ha u naxariisto Axmed Fiiqane iyo Maxamed Cumar Xirsi oo saaka isu dhigay baabuur qarax ka buuxo si ay u badbaadiyeen dadkooda iyo dalkooda. Idiin ooyi mayno ee waa idiin aari doonnaa, taariikhdiinana far dahab ah baanu ku qori

Waxan murugada la qaybsanayaa ganacsatada & xoogsatada hantidoodii ku baaba’aday dabka baabi’iyey suuqii weynaa e Wajaale. Kuwii kasoo kabta Eebbe ha idinka dhigo. Waxa ammaan & mahadnaq mudan dabdamiska Somaliland iyo kan Dowlad degaanka oo muujiyey nafhur badan. #SupportWajaale

Waxan soo saxeexay buugga tacsida ee Duqii hore ee Muqdisho Cali Ugaas Cabdulle. Ilaahay ha u naxariiste Xaajigu wuxu ahaa oday qaran & oday dhaqan. Waxan tacsida la wadaagay ehelkiisii iyo asxaabtiisii, gaar ahaan Ugaas Maxamuud Cali Ugaas. Muqdisho nin weyn baa ka baxay.

A musician genius Hassan Great passed away today. He made the melody of Hadrawi’s Hooyoy La’aantaa and many more classical songs. Today, we lost a great musician. I knew him since my school days, and he was a master of art & entertainments. May Allah shower him his mercy. Aamiin.

Innaalilahi waa inna ileyhi raajicuun, Maareeye ku xigeenkii Tiyaatarka Qaranka Maxamed Xassan Barrow oo geeryooday. Maxamed wuxu ahaa ururiyaha & odayga bahda fanka & suugaanta. Wuxu ahaa samafale & waddani codkiisa ku difaaci jirey dalkiisa. Ilaahay ha u naxariisto M.H.Barrow.

Waxa dhamaaday sannad dagaalo, fatahaado iyo culayso dhaqaale ina soo mareen. Sanadkan 2024 ee saaka curtay waa sannadkii doorashooyinka, 4 bilyan oo qof oo ayaa addunka u dareeri doona doorasho. Isbeddelo wanaag horseeda ayaynu u rajaynaynaa, innagana sidoo kale nabad & barwaaqo

The world was much safer, better place& peaceful than 10 years ago. What is the African role to fully participate the global peace &security? And the imminent need 2 install more NDC centres & IMS 2 forecast nuclear & tsunami disasters. My remarks CTBTO conference, Banjul Gambia

Innaalilahi waa innaa ileyhi raajicuun waxa mar dhawayd magaalada Hargeisa ku geeryooday Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Ilaahay ha u naxariisto Madaxweyne Siilaanyo Aamiin. Geeridu xaq weeyee Gocashada i haysaa Waa aqoonta guurtiyo Gorgorkaa dabayshaday

Innaalilahi waa innaa ileyhi raajicuun waxa mar dhawayd magaalada Hargeisa ku geeryooday Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Ilaahay ha u naxariisto Madaxweyne Siilaanyo Aamiin.
Geeridu xaq weeyee
Gocashada i haysaa
Waa aqoonta guurtiyo
Gorgorkaa dabayshaday
Osman Dubbe (@osmandubbe) 's Twitter Profile Photo

Rabbi ha u naxariisto waxa mardhoweyd waddanka Turkey ga ku geeryooday Senator Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) oo ahaan jirey Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland. Samir iyo iimaan dhammaan qoyska, qaraabada, Ummadda Soomaaliyeed iyo Senetarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Aamiin

Waxan ku hambalyaynayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu maanta saxeexay xeerkii ugu qiime badnaa ee uu soo saaro Baarlamaanku, xeerkaas oo ah xeerka Shaqada & Shaqaalaha. Hadda kaddib ma jiri doono shaqaale la dulmin doono. Hambalyo Shaqaalaha iyo Xoogsatada Soomaaliyeed.

U malayn maayo in uu maanta dunida ku nool yahay Taliye ciidan Dal oo saacaddan jooga furinta ugu horraysa ee goob dagaal oo aan ka ahayn Gen.Odowaa Yuusuf Raage, inta dagaal ee uu galayna dunidaba Chief of General Staff galay ma jiro, Gen Odowaa gurigiisuba waa goobta dagaalka.