Ahmed Sheikh Mohamed Islam (@presidentmadobe) 's Twitter Profile
Ahmed Sheikh Mohamed Islam

@presidentmadobe

Official @X account of the President of Jubaland State of Somalia.

ID: 1305975092921466881

linkhttps://www.facebook.com/H.EAhmedIslaam/ calendar_today15-09-2020 21:02:04

344 Tweet

113,113K Followers

4 Following

Ahmed Sheikh Mohamed Islam (@presidentmadobe) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta booqasho dhiirigalin ah ugu tagnay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex ee ka howlgala deegaanka BuuloXaaji ee Degmada Badhaadhe oo dhawaan khawaariijta ku jabiyay dagaalkii ka dhacay deegaankan.

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ardayda guulaha ka gaaray Imtaxaanka fasalka 8aad ee Deegaanada Jubaland. Si gaar ah waxaan ugu hambalyaynayaa sadexda Arday ee galay kaalmaha hore Imtaxaanka sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ardayda guulaha ka gaaray Imtaxaanka fasalka 8aad ee Deegaanada Jubaland.

Si gaar ah waxaan ugu hambalyaynayaa sadexda Arday ee galay kaalmaha hore Imtaxaanka sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Ahmed Sheikh Mohamed Islam (@presidentmadobe) 's Twitter Profile Photo

Waxaan geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marwo Badraan Muxumed Cabdulle ugu tacsiyaynayaa Dhammaan bulshadda Jubaland ehelkii, iyo qoyskii ay ka baxday. Allaha unaxariisto Marwo Badraan Muxumed Cabdulle ayaa mudo dheer kasoo shaqaynaysa hormarinta adeeggyada bulshada.

Waxaan geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marwo Badraan Muxumed Cabdulle  ugu tacsiyaynayaa Dhammaan bulshadda Jubaland ehelkii, iyo qoyskii ay ka baxday.

Allaha unaxariisto Marwo Badraan Muxumed Cabdulle ayaa mudo dheer kasoo shaqaynaysa hormarinta adeeggyada bulshada.
Jubaland State House (@jsstatehouse) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagu ansixiyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025, taas oo dhan $63,387,111.39 oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta dhaqaalaha.

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan wadatashig ah Xarunta Madaxtooyada kula yeeshay Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ku matala Jubaland. Xildhibaanada oo ku yimid martiqaadkii Madaxweynahu uu u fidiyay Xildhibaanada labada Aqal si wadatashi

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan wadatashig ah Xarunta Madaxtooyada kula yeeshay Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ku matala Jubaland.

Xildhibaanada oo ku yimid martiqaadkii Madaxweynahu uu u fidiyay Xildhibaanada labada Aqal si wadatashi
Ahmed Sheikh Mohamed Islam (@presidentmadobe) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta qaatay Shahaadada musharaxnimo ee Xilka Madaxweynaha Dowladda Jubaland. Waxaan u mahad celinayaa Guddiga Doorashooyinka Baarlamaanka, Guddiga Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland ee qaaday masuuliyada culus ee qabashada Doorashooyinka Jubaland ee Sanadkan 2024.

Waxaan maanta qaatay Shahaadada musharaxnimo ee Xilka Madaxweynaha Dowladda Jubaland.

Waxaan u mahad celinayaa Guddiga Doorashooyinka Baarlamaanka, Guddiga Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland ee qaaday masuuliyada culus ee qabashada Doorashooyinka Jubaland ee Sanadkan 2024.