Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile
Somali National Armed Forces

@snaforce

TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED قيادة القوات المسلحة الصومالية

ID: 1011960443949240320

linkhttp://www.xds.gov.so calendar_today27-06-2018 13:12:26

593 Tweet

61,61K Followers

0 Following

Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha CXDS S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam Kavuma. Ujeedka kulanka Taliyaha CXD iyo Taliyaha ATMIS ayaa ahaa in la sii xoojiyo iskaashiga iyo kor u qaadista isfahamka ka dhexeeya ATMIS iyo Ciidanka XDS.

Taliyaha CXDS S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam Kavuma. 

Ujeedka kulanka Taliyaha CXD iyo Taliyaha ATMIS ayaa ahaa in la sii xoojiyo iskaashiga iyo kor u qaadista isfahamka ka dhexeeya ATMIS iyo Ciidanka XDS.
Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile Photo

Taliye ibraahim Sheikh “Waxaan u dabaal dageynaa 70-sano guuradii ka soo wareegatay xuska markii ugu horeysey ee aan yeelanno astaanta dalkeenna, taasoo sharaf iyo karaamo u ah qof kasta oo Soomaali ah, Alle ha u naxariisto halgamayaashii sababay guusha aan maanta heysano.”

Geesiyaasha XDS oo kaashanaya Ciidamada deegaanka ayaa goor dhaw kala wareegay Argagixisadda Deegaanada Geerille iyo Cali yabaal oo ka tirsan Gobalka Galgaduud.

Kaaliyaha Taliyaha CXDS Gen Madeey Nuureey ayaa shir Gudoomiyay Shirka Arrimaha Horumarinta Ciidanka XDS, waxaana ka soo qeyb-galay Talisyada Ciidanka XDS, Hoggaanka Qorsheynta Ciidanka, Xafiiska Amniga Qaranka, wakiillo ka kala socday ATMIS, EU, Türkiye, UAE, UK, UN, iyo US.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Turkiga dhawaana soo gaaray Muqdisho. Wafdigaan waxaa Hogaaminayay ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Difaaca Qaranka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Turkiga dhawaana soo gaaray Muqdisho. 

Wafdigaan waxaa Hogaaminayay ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Difaaca Qaranka.
Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha CXDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ka qeyb-galay xuska 101 sano guurada maalinta Aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga. Munaasabaddan oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka ka tirsan DFS ayaa waxaa martigelisay Safaararadda Turkiga ee Muqdisho.

Taliyaha CXDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ka qeyb-galay  xuska 101 sano guurada maalinta Aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga. 
 
Munaasabaddan oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka ka tirsan DFS ayaa waxaa martigelisay Safaararadda Turkiga ee Muqdisho.
Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile Photo

Guddiga Maaliyadda ee labada gole BJFS ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, wasiirka Gaashaandhiga, Taliyaha Ciidnaka XDS, Taliyaha Booliiska, Taliyaha nabad sugida, Taliye ku xigeenka ciidanka asluubta Soomaaliyeed..

Wafdi ay Hoggaaminayaan Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb-galay shir looga hadlayay Howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee bilaabanaya sanadka soo socda ee 2025.

Golaha Wasiirrada JFS oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka XDS oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin “Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka waa inuu dhamaystiraa howlgalka dalka looga xoraynayo khawaarijta.”

Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odowaa Yusuf Raage iyo Taliyihii hore Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxiyadiin.

Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Odowa Yusuf Rage ayaa Kormeer shaqo ku tagay Taliska Guutada 16’aad ee Ciidanka Kumandooska Danab XDS Halkaas oo u ku soo Dhaweeyey Taliyaha Guutada 16’aad Danab G/Dhexe Caydaruus Maxamed Xuseen.

Taliska CXDS ayaa marti geliyay Shir looga hadlayay arimaha kala guurka ee Howlgalka ATMIS iyo AUSSOM, Shirkaas oo socday muddo 4 Maalmood ah waxaa ka soo qeybgalay Taliyaasha Wadamada Ciidamadda u jooga nabad ilaalinta Soomaaliya iyo Saaxiibada taageera Soomaaliya.

Taliska XDS ayaa Casho Sharaf lagu Sagootinayey usameeyey Saraakiisha Ka kala socotay Wadamada Ciidamadda u jooga Nabad ilaalinta Soomaaliya kuwaas oo Afartii Maalin ee u dambaysay M Muqdisho Kaga Qayb-galay Shirkii looga hadlayay arimaha kala guurka ee Howlgalka ATMIS iyo AUSSOM

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa hambalyo u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Ciidanka Xoogga Dalka munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka ayaa maanta howlgallo qorshaysan ka fuliyay dhulka howdka ah ee deegaanka Ceel-dheere oo ku yaalla xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage iyo wafdi oo Hogaaminayo ayaa safar shaqo ku Jooga Dalka Talyaaniga.