Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile
Ministry of Defence | Somaliland

@somalilandmod

The official Twitter account of ministry of National Defence - Republic of Somaliland

ID: 1142685139044044800

linkhttp://www.mod.govsomaliland.org calendar_today23-06-2019 06:45:41

147 Tweet

4,4K Followers

35 Following

Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga JSL mudane Mustafe Cumar Faarax ayaa agab Caafimaad kala wareegay Hayโ€™adda International Committe of the Red Cross maanta ay taariikhdu tahay 31.08.2023. Qalabkan Caafimaad ayaa wax taraya Gargaarada degdega ah ee Ciidanka Qaranka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga JSL  mudane Mustafe Cumar Faarax ayaa agab Caafimaad kala wareegay Hayโ€™adda International Committe of the Red Cross maanta ay taariikhdu tahay 31.08.2023.
Qalabkan Caafimaad ayaa wax taraya Gargaarada degdega ah ee Ciidanka Qaranka
Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Dr Rooble Muuse Cabdi Cilmi ayaa la wareegay Xilkii Wasiirka Wasaaradda Gaashaaandhigga Xaflada Xilwareejjnta ayaa ka dhacday Hoolka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga JSL  Dr Rooble Muuse Cabdi Cilmi ayaa la wareegay Xilkii Wasiirka Wasaaradda Gaashaaandhigga 

Xaflada Xilwareejjnta ayaa ka dhacday Hoolka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL
Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Gaashaandhiga JSL oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Bangiga-dhexe, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga-dhexe, Badhasaabyada Gobolada Awdal iyo Sallel, ayaa si rasmiya xadhiga uga jaray dhismayaal laga hirgaliyey magaalaayinka Saylac iyo Lawyo-Cado.

Xukuumada JSL ayaa mashaariic tiro badan ka fulisay gobolka Sellel ,waxaana xadhiga jaray Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo madax kale oo ka socotay dawladda

Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Dr Rooble Muuse Cabdi Ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qayb samaha arimaha Ciidanka ee safaarada Ethiopia(Military Attachรฉ) iyo saraakiil sar sare oo Ciidan kuwaas oo ka socday safaarada Ethiopia ay ku leedahay Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Dr Rooble Muuse Cabdi ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socday Haayada Halo trust oo ay wada shaqayn leeyihiin Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland. Kulankaas oo daaranaa isbarasho iyo xog waraysi arimaha miino baadhista

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Dr Rooble Muuse Cabdi ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socday Haayada Halo trust oo ay wada shaqayn leeyihiin Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland.

Kulankaas oo daaranaa isbarasho iyo xog waraysi arimaha miino baadhista
Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile Photo

Guddida Heer Qaran ee Qaban-qaabada Xuskii 18 ka May, ayaa si Wayn ugu Mahadnaqay Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland Dal iyo Dibedba sidii Qiima Badnayd ay isugu Taageen Qarannimada Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Gashaandhigg JSL mudane Maxamed Yuusuf Cali ayaa Xilkii ukala wareejiyey Taliyihii hore ee Ciidanka qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani Taliyaha Cusub Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la yeeshay Guddidii uu dhawaan u xil saarey Tirokoobka, Dib-u-habeynta iyo Casriyeenta Ciidamada kala duwan ee Qaranka,

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la yeeshay Guddidii uu dhawaan u xil saarey Tirokoobka,
Dib-u-habeynta iyo Casriyeenta Ciidamada kala duwan ee Qaranka,
Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa ka qeyb galay Shir-weynaha Dawladaha Adduunka ee sanadka 2025, oo ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta

Ministry of Defence | Somaliland (@somalilandmod) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga Jsl ๐™ข๐™ช๐™™๐™–๐™ฃ๐™š ๐™ˆ๐™–๐™ญ๐™–๐™ข๐™š๐™™ ๐™ฎ๐™ช๐™ช๐™จ๐™ช๐™› ๐˜พ๐™–๐™ก๐™ž Ayaa Maanta Kaqayb Galay Nunaasibad balaadh oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu ku Shaacinaysay Deeqo Waxbarasho Oo ay Siinayso Ardayda Ciidmada Qaranka.