WADDANI PARTY (@waddanip) 's Twitter Profile
WADDANI PARTY

@waddanip

XISBIGA WADDANI (REJADA SHACABKA) - SINNAAN & CADDAALAD

ID: 1072711166189809664

linkhttp://www.xisbigawaddani.com calendar_today12-12-2018 04:34:06

3,3K Tweet

17,17K Followers

9 Following

WADDANI PARTY (@waddanip) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu haggaminayo ayaa galabta diyaarad khaas ฤทaga duulay Madaarka Hargeysa. Madaxweynaha ayaa ka qeyb geli doona Shir-weynaha Dawladaha Adduunka sanadka 2025 oo ka dhici doona Dubai

WADDANI PARTY (@waddanip) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Cirro oo la kulmay Agaasimaha Guud ee DP World Foundation "Sharaf weyn ayey noo ahayd in aanu la kulano Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro, intii lagu gudo jiray Shirweynihii Dawladda Adduunka" Agaasimaha Guud DP World Foundation.

Madaxweyne Cirro oo la kulmay Agaasimaha Guud ee DP World Foundation

"Sharaf weyn ayey noo ahayd in aanu la kulano Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro, intii lagu gudo jiray Shirweynihii Dawladda Adduunka"  Agaasimaha Guud DP World Foundation.
WADDANI PARTY (@waddanip) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Cirro, ayaa kulan la qaatay Madaxa Rugta Ganacsiga ee Dubai, ๐’๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ง ๐€๐ฅ ๐Œ๐š๐ง๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ข isla markaana ka tirsan Guddiga Maamulka Bangiga Ganacsiga ee Dubai.

" Magaca Somaliland meel fog ayaanu gaadhsiinay, Shirkaas waxaa nalagu casuumay Magaca Jamhuuriyadda Somaliland, midhii ka soo baxayna dhawaan ayeynu arki doonaa ..." Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐‰๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ญ๐ข ๐ž๐ž ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ.

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐’๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š ๐ฎ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ฒ๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ & ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga dhismaha jidka Baki iyo Boorama.

WADDANI PARTY (@waddanip) 's Twitter Profile Photo

โ€œ Waxaanu u nimid Ceerigaabo in aanu qarameyno cid kasta oo qori sidata, Ciidamada Qaranka oo kaliya ayaa amniga masuul ka ahโ€ Madaxweyne ku-xigeenka JSL .

WADDANI PARTY (@waddanip) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta safar shaqo oo qaadan doona muddo 3 cisho ah ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Djibouti.

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyada dalkaas ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hogaaminaayey .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xalay khudbad qiimo badan u jeediyey Jaaliyadda Somaliland ee reer Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dalka Kenya (Speaker of the National Assembly), Mudane Moses Masika Wetangula.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ku sugan safarkiisii rasmiga ahaa ee uu ku joogay dalka Kenya ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya.

Madaxweyne Cirro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo maanta soo gabo gabeeyey safar shaqo oo ay ku joogeen dalka Kenya waxaa madaarka Nairobi ku soo sagootiyey Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Khayraadka badda ee dalka Kenya Hon. Hassal Ali Joho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo Hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo umadda Muslimka ah munaasibadda Ciidul- Adxa awgeed.