JJ (@alijira) 's Twitter Profile
JJ

@alijira

ID: 158533234

calendar_today22-06-2010 23:41:30

35,35K Tweet

29,29K Followers

1,1K Following

Ali Omar (@aliomarmp) 's Twitter Profile Photo

I had a productive meeting with the UK Minister for Africa and Development ⁦Andrew Mitchell⁩ to discuss Somalia's progress in security and state building, as well as strengthening the bilateral relationship between our two countries.

I had a productive meeting with the UK Minister for Africa and Development ⁦<a href="/AndrewmitchMP/">Andrew Mitchell</a>⁩ to discuss Somalia's progress in security and state building, as well as strengthening the bilateral relationship between our two countries.
JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

Labadii xisbi "Laago iyo Gareedka" ayaa 80% shacabka somaaliyeed codkooda siin jireen doorashooyinkii 1960yadii, xisbiyadii kale ee 78 xisbi ahaa tawar xoogan malahayn, in dalku yeesho labo xisbi oo xoogan shacabka somaaliyeedna xisbiga u rabo u codeeyo "C&Q" fikir xun ma, ahan.

JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

Juxa Farah Waan soo dhawaynayaa in Awrtable gudoomiye ku xigeenkii Burtinle dib loogu soo celiyey, laakiin weli xaqii awood qaybsiga Puntland ee Awrtable ma dhamaystirna ilaa iyo hadda. #Puntland #Somalia

JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo dhamaan ardaydii ku guuleystey Imtixaankii fasalka 12aad ee Dugsiga sare Waa farxad aad u weyn u dareemayo ardayga ah markuu ku guuleysto imtixaanka u danbeeya ee Dugsiga sare. Way ku mahadsan tahay wasaarada waxbarashada iyo Tacaliinta sare da,daalka ay waddo.

JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

Federalka aan qaadaney in laysku Fahmin arrimaha qaarkood waxaa u sabab ah micnaha federalka oo aan weli la fahmin taasina waxaa looga bixi karaa in daraasadaha iyo barashadda Federalism-ka la badiyo si fahamka u xoogeysto is qab-qabsigana u yaraado.

JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

Waxaa muhiim ah in dadaal xoogan la geliyo horumarinta “Waxbarashadda, Caafimaadka iyo Dardargelinta Shaqo abuur xirfadaysan #Axyawadanii

JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

Sida taariikhda ku xusun Wasaaraddii waxbarashada waxay ahayd wasaaradda ugu shaqaalaha badan Numbaka 2aadna Warshadii Sokorta Marereey “Juba sugar project”

JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

Nidaamka xisbiyadda “Multi party system”waxa kaliya ee somaaliya u baahan tahay, si shacabka u doortaan si xor oo Demoqradiya xisbiga ay doonayaan. Dr. Abdurahman Baadiyow

Ali Omar (@aliomarmp) 's Twitter Profile Photo

It is unfortunate when former or aspiring leaders damage the image of the very nation they led — or hope to lead. Leadership means protecting Somalia’s dignity at all times. Criticism is part of democracy, but it must never come at the expense of national unity and security.

JJ (@alijira) 's Twitter Profile Photo

In sanadka u danbeeyo xiligga xil haynta madaxwayne u muran siyaasadeed bilowdo dan uma aha dalka “ back to square one” shacabka somaaliyeed waxay doonayaan in Awoodda gacantooda lagu soo celiyo si Demoqradiya kuna saleysan Sinaan iyo Cadaalad.

Ali Omar (@aliomarmp) 's Twitter Profile Photo

Somalia’s future depends on political maturity. Moving from informal coalitions to a structured multiparty system is not optional—it’s necessary. This transition will bring balance, responsible governance, and trust in democratic processes. #Somalia #StateBuilding

Ali Omar (@aliomarmp) 's Twitter Profile Photo

President HSM today hosted a high-level consultative meeting at Villa Somalia with former Presidents, Prime Ministers, Speakers of Parliament, and other national leaders. This is part of his ongoing call for national consultations launched earlier this year. 🇸🇴 #Somalia #Gogol

President HSM today hosted a high-level consultative meeting at Villa Somalia with former Presidents, Prime Ministers, Speakers of Parliament, and other national leaders. This is part of his ongoing call for national consultations launched earlier this year. 🇸🇴
#Somalia #Gogol
Ali Omar (@aliomarmp) 's Twitter Profile Photo

Waxaan soo dhawaynayaa diiwaangelinta codbixiyayaashaa maanta ka bilaabatay degmada Jowhar ee maamulka HirShabeelle, waa talaabo dhinax sax loo qaaday in dadka fursad loo siiyo in ay ku doortaan hugaankooda.

Waxaan soo dhawaynayaa diiwaangelinta codbixiyayaashaa maanta ka bilaabatay degmada Jowhar ee maamulka HirShabeelle, waa talaabo dhinax sax loo qaaday in dadka fursad loo siiyo in ay ku doortaan hugaankooda.