AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile
AUSSOM

@aussom_

Official account of the African Union Support and Stabilization Mission in #Somalia (#AUSSOM).

ID: 123528331

linkhttp://www.au-ssom.org calendar_today16-03-2010 11:01:35

332 Tweet

275,275K Followers

279 Following

AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan #AUSSOM ayaa taageero militari siiyay Ciidanka Amniga Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo si guul leh isaga caabbiyay weerar Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga Baay Burjeed, oo 12 km bari kaga beegan Baydhabo.

AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

On Tuesday, Acting SRCC Adebayo Kareem met with the Turkish Ambassador to #Somalia, Mr Alper AktaĹź, in #Mogadishu. They discussed strengthening cooperation and advancing strategic ties between #AUSSOM and TĂĽrkiye.

On Tuesday, Acting SRCC Adebayo Kareem met with the Turkish Ambassador to #Somalia, Mr Alper AktaĹź, in #Mogadishu.
They discussed strengthening cooperation and advancing strategic ties between #AUSSOM and TĂĽrkiye.
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Acting SRCC Adebayo Kareem met with British Chargé d’Affaires Samuel Thomas in #Mogadishu on Tuesday to discuss stronger coordination & deeper partnerships in #Somalia.

Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika, Adebayo Kareem, ayaa Talaadadii #Muqdisho kula kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Danjire. Alper AktaĹź. Waxay ka wada hadleen xoojinta wada-shaqeynta iyo sare u qaadista xiriirka istaraatiijiga ah ee u dhaxeeya Hawlgalka

Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika, Adebayo Kareem, ayaa Talaadadii #Muqdisho kula kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Danjire. Alper AktaĹź.
Waxay ka wada hadleen xoojinta wada-shaqeynta iyo sare u qaadista xiriirka istaraatiijiga ah ee u dhaxeeya Hawlgalka
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika, Adebayo Kareem, ayaa Talaadadii #Muqdisho kula kulmay Sii-Hayaha Xilka Safiirka Britain, Samuel Thomas. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo isku duwista ee gudaha #Soomaaliya.

Statement by Acting AU Special Representative on #Somalia’s Independence Day. Read more → bit.ly/44DrrXX

Statement by Acting AU Special Representative on #Somalia’s Independence Day.

Read more → bit.ly/44DrrXX
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

#AUSSOM Burundian troops marked their country’s 63rd Independence Day on Tuesday at Jowhar Airfield (JAF), Sector 5. Maj. Gen. Peter Kimani Muteti, AUSSOM Deputy Force Commander for Support & Logistics, commended Burundi & Somalia’s shared commitment to freedom & partnership,

#AUSSOM Burundian troops marked their country’s 63rd Independence Day on Tuesday at Jowhar Airfield (JAF), Sector 5.

Maj. Gen. Peter Kimani Muteti, AUSSOM Deputy Force Commander for Support & Logistics, commended Burundi & Somalia’s shared commitment to freedom & partnership,
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Ciidamada Burundi ee ka tirsan #AUSSOM ayaa Talaadadii Garoonka Diyaaradaha ee Jowhar ee Qaybta 5-aad ku xusay Maalinta 63-guurada Xorriyadda dalkooda. S/Gaas Peter Kimani Muteti, oo ah Ku Xigeenka Taliyaha Ciidanka AUSSOM ee qaabbilsan Taageerada & Saadka, ayaa ammaanay sida

Ciidamada Burundi ee ka tirsan #AUSSOM ayaa Talaadadii Garoonka Diyaaradaha ee Jowhar ee Qaybta 5-aad ku xusay Maalinta 63-guurada Xorriyadda dalkooda.

S/Gaas Peter Kimani Muteti, oo ah Ku Xigeenka Taliyaha Ciidanka AUSSOM ee qaabbilsan Taageerada & Saadka, ayaa ammaanay sida
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

#Statement: Acting African Union Special Representative’s goodwill message on Burundi’s Independence Day Read more → bit.ly/3TnE82N

#Statement: Acting African Union Special Representative’s goodwill message on Burundi’s Independence Day

Read more → bit.ly/3TnE82N
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

#AUSSOM Force Commander, Lt. Gen. Sam Kavuma met with German Ambassador to Somalia Sebastian Groth (Amb Sebastian Groth 🇩🇪🇪🇺), Deputy Ambassador Martin Stein, & Head of Stabilisation Simon Becker, at the Mission HQ on Wednesday . They discussed #Somalia’s #security and AUSSOM’s operations.

#AUSSOM Force Commander, Lt. Gen. Sam Kavuma met with German Ambassador to Somalia Sebastian Groth (Amb Sebastian Groth 🇩🇪🇪🇺), Deputy Ambassador Martin Stein, & Head of Stabilisation Simon Becker, at the Mission HQ on Wednesday .

They discussed #Somalia’s #security and AUSSOM’s operations.
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Today in #Mogadishu, AUSSOM Deputy Force Commander for Support and Logistics, Maj. Gen. Peter Kimani Muteti visited #UPDF personnel receiving treatment at Level 2 Hospital following Wednesday’s helicopter crash at Aden Abdulle International Airport. Gen. Muteti praised the

Today in #Mogadishu, AUSSOM Deputy Force Commander for Support and Logistics, Maj. Gen. Peter Kimani Muteti visited #UPDF personnel receiving treatment at Level 2 Hospital following Wednesday’s helicopter crash at Aden Abdulle International Airport.

Gen. Muteti praised the
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka AUSSOM ee qaabbilsan Taageerada iyo Saadka, S/Gaas Peter Kimani Muteti ayaa maanta #Muqdisho kula kulmay hawlwadeenno ka tirsan #UPDF oo lagu daweynayo Isbitaalka Heerka 2-aad ka dib shilkii diyaaradda helikobtarka ee Arbacadii ka dhacay Garoonka

Somali Chief of Defence Forces, Maj. Gen. Odowaa Yusuf Rageh, visited #AUSSOM #UPDF troops on Thursday to commend their role in Operation Silent Storm, which recaptured Lower Shabelle’s Sabiid & Anole towns from Al-Shabaab. Maj. Gen. Odowaa praised the joint AUSSOM-UPDF, #SNAF,

Somali Chief of Defence Forces, Maj. Gen. Odowaa Yusuf Rageh, visited #AUSSOM #UPDF troops on Thursday to commend their role in Operation Silent Storm, which recaptured Lower Shabelle’s Sabiid & Anole towns from Al-Shabaab.

Maj. Gen. Odowaa praised the joint AUSSOM-UPDF, #SNAF,
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

#AUSSOM Kenya Defence Forces troops at the Hoosingo Tactical Operating Base organised a free medical camp at Hoosingo Dispensary on Thursday, treating 122 residents. Several Dengue Fever cases were detected, raising public health concerns of a potential outbreak. This outreach aims to

#AUSSOM Kenya Defence Forces troops at the Hoosingo Tactical Operating Base organised  a free medical camp at Hoosingo Dispensary on Thursday, treating 122 residents.

Several Dengue Fever cases were detected, raising public health concerns of a potential outbreak. This outreach aims to
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka Soomaaliya, S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa Khamiistii booqday ciidanka #UPDF #AUSSOM si uu u ammaano doorka ay ku leeyihiin Hawlgalka Duufaanta Aammusan ee suurtgeliyay in kooxda Al-Shabaab dib looga qabsado gacan ku haynta magaalooyinka Sabiid & Caanoole.

Ciidanka Kenya Defence Forces #AUSSOM ee ku sugan Saldhigga Hoosingo ayaa Khamiistii olole caafimaad oo lacag la’aan ah ka fuliyay xarunta caafimaadka ee Hoosingo, iyagoo daaweyey 122 qof oo ka tirsan dadka deegaanka. Dhaqaatiirtu waxay heleen dhawr kiisas oo kaduudiye ah, taas oo keentay

Ciidanka Kenya Defence Forces #AUSSOM ee ku sugan Saldhigga Hoosingo ayaa Khamiistii olole caafimaad oo lacag la’aan ah ka fuliyay xarunta caafimaadka ee Hoosingo, iyagoo daaweyey 122 qof oo ka tirsan dadka deegaanka.

Dhaqaatiirtu waxay heleen dhawr kiisas oo kaduudiye ah, taas oo keentay
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Newly appointed Kenyan Army Commander Lt. Gen. David Keter visited #AUSSOM Kenya Defence Forces troops in #Somalia on Friday to assess operations & boost troops' morale. Received by Sector II Commander Brig. Edward Banda & Deputy Col. Samson Kenga, the delegation visited key bases in

Newly appointed Kenyan Army Commander Lt. Gen. David Keter visited #AUSSOM Kenya Defence Forces troops in #Somalia on Friday to assess operations & boost troops' morale.

Received by Sector II Commander Brig. Edward Banda & Deputy Col. Samson Kenga, the delegation visited key bases in
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha cusub ee Ciidanka Kenya, S/Guud David Keter ayaa Jimcihii booqday ciidanka Kenya Defence Forces #AUSSOM ee ku sugan #Soomaaliya si uu u qiimeeyo hawlgallada una dhiirrigeliyo ciidanka. Waxaa soo dhoweeyey Taliyaha Qaybta 2-aad, S/Guuto Edward Banda & Ku Xigeenkiisa, G/Sare Samson

Taliyaha cusub ee Ciidanka Kenya, S/Guud David Keter ayaa Jimcihii booqday ciidanka Kenya Defence Forces #AUSSOM ee ku sugan #Soomaaliya si uu u qiimeeyo hawlgallada una dhiirrigeliyo ciidanka.

Waxaa soo dhoweeyey Taliyaha Qaybta 2-aad, S/Guuto Edward Banda & Ku Xigeenkiisa, G/Sare Samson
AUSSOM (@aussom_) 's Twitter Profile Photo

#AUSSOM Force Commander Lt. Gen. Sam Kavuma hosted a high-level EU Delegation Somalia delegation led by Deputy Head of Mission and Chargé d’Affaires Mr. Hadrien Maillard, at the Mission HQ in #Mogadishu today. They discussed AUSSOM’s mission setup, troop deployment, sector

#AUSSOM Force Commander Lt. Gen. Sam Kavuma hosted a high-level EU Delegation Somalia delegation led by Deputy Head of Mission and Chargé d’Affaires Mr. Hadrien Maillard, at the Mission HQ in #Mogadishu today.

They discussed AUSSOM’s mission setup, troop deployment, sector