Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile
Premier Bank

@premierbankso

Premier Bank Limited is a fully-fledged commercial Bank to provide commercial Banking and Financial Services.

ID: 1256512998832852992

linkhttps://www.premierbank.so calendar_today02-05-2020 09:17:11

405 Tweet

1,1K Followers

1 Following

Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Ku hel mudnaan gooni ah safar walba oo aad gasho kaarka Premier World Elite Mastercard oo hel adeegyo gaar ah iyo faa'iidooyin dheeraad ah safar walba. Dalbo kaarkaaga ka hor intaadan safarin. #PremierWorldElite #Mastercard #PremierBank

Ku hel mudnaan gooni ah safar walba oo aad gasho kaarka Premier World Elite Mastercard oo hel adeegyo gaar ah iyo faa'iidooyin dheeraad ah safar walba. 

Dalbo kaarkaaga ka hor intaadan safarin. 

#PremierWorldElite #Mastercard 
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Ma tahay ganacsade? Ma ku fekereysaa ganacsi online ah? Ma dooneysaa in aad ballaariso ganacsigaaga oo uu ka hirgalo dunida oo dhan? Berrito, waa maalintaadii, naga filo bishaaro weyn oo aan kuu heyno ALLE idankii. #PremierBank #AwooddaGanacsigaaga #GanacsiHormara

Ma tahay ganacsade?
Ma ku fekereysaa ganacsi online ah?
Ma dooneysaa in aad ballaariso ganacsigaaga oo uu ka hirgalo dunida oo dhan?

Berrito, waa maalintaadii, naga filo bishaaro weyn oo aan kuu heyno ALLE idankii.

#PremierBank
#AwooddaGanacsigaaga
#GanacsiHormara
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta daahfurnay Premier Payment Gateway oo ah adeeg cusub oo u fududeynaya ganacsiga online-ka Soomaaliyeed. Ganacsatadu waxay ku kasban karaan macmiil meel walba oo ay joogaan, iyagoo iska ilaalinaya xuduudaha dalalka. #PremierPaymentGateway #PremierBank

Waxaan maanta daahfurnay Premier Payment Gateway oo ah adeeg cusub oo u fududeynaya ganacsiga online-ka Soomaaliyeed. Ganacsatadu waxay ku kasban karaan macmiil meel walba oo ay joogaan, iyagoo iska ilaalinaya xuduudaha dalalka.

#PremierPaymentGateway 
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Waxaa la qabtay dood cilmiyeed ku saabsan "Mustaqbalka lacagaha danabeysan ee Soomaaliya: Fursadaha iyo Caqabadaha" oo ka dhacday xafladda Premier Payment Gateway. Waxaan dhawaan idinla wadaagi doonnaa soo jeedinnada muhiimka ah. Naga filo! #PremierPaymentGateway #PremierBank

Waxaa la qabtay dood cilmiyeed ku saabsan "Mustaqbalka lacagaha danabeysan ee Soomaaliya: Fursadaha iyo Caqabadaha" oo ka dhacday xafladda Premier Payment Gateway. Waxaan dhawaan idinla wadaagi doonnaa soo jeedinnada muhiimka ah. Naga filo!

#PremierPaymentGateway 
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Elfagid A. Woldegiorgis oo ah Madaxa Horumarinta Ganacsiga shirkadda Mastercard u qaabilsan Soomaaliya, Suudaan iyo Ethiopia oo bogaadiyay hannaanka maaliyadeed ee Premier Payment Gateway ee uu daah furey Premier Bank. #PremierPaymentGateway #PremierBank

Elfagid A. Woldegiorgis oo ah Madaxa Horumarinta Ganacsiga shirkadda Mastercard u qaabilsan Soomaaliya, Suudaan iyo Ethiopia oo bogaadiyay hannaanka maaliyadeed ee Premier Payment Gateway ee uu daah furey Premier Bank.

#PremierPaymentGateway
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Wargelin muhiim ah: Ganacsade 2 maalin gudahood lacag ugu dirso dalka Shiinaha si toos ah (SWIFT), waliba si degdeg ah oo khidmad jaban. #PremierBank #Swift

Wargelin muhiim ah:
Ganacsade 2 maalin gudahood lacag ugu dirso dalka Shiinaha si toos ah (SWIFT), waliba si degdeg ah oo khidmad jaban.

#PremierBank
#Swift
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ku dhawaaqnay adeegga ATM Lacag Dhigasho (Cash Deposit), kaasoo macaamiisha siinayo xorriyad buuxda oo lacag dhigasho Account-kaaga. ATM-yadayadu waa diyaar 24/7 si aad lacagtaada ugu shuban karto si fudud oo ammaan ah. #PremierATM #PremierBank

Waxaan ku dhawaaqnay adeegga ATM Lacag Dhigasho (Cash Deposit), kaasoo macaamiisha siinayo xorriyad buuxda oo lacag dhigasho Account-kaaga. ATM-yadayadu waa diyaar 24/7 si aad lacagtaada ugu shuban karto si fudud oo ammaan ah.

#PremierATM 
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Premier Bank wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqay adeegga cusub ee ATM Lacag Dhigasho (Cash Deposit) oo ah kii ugu horreeyay noociisa ee dalka laga hirgeliyo. #PremierATM #ATMCashDeposit #PremierBank

Premier Bank wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqay adeegga cusub ee ATM Lacag Dhigasho (Cash Deposit) oo ah kii ugu horreeyay noociisa ee dalka laga hirgeliyo.

#PremierATM
#ATMCashDeposit
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ku faraxsannahay in aan maanta heshiis is afgarad ah la saxiixanno hay'adda NIRA. Heshiiskan waxa uu awood u siin doonaa macaamiisheenna in ay helaan aqoonsi qaran oo u fududeyn doona helidda adeegyadeenna. #PremierBank

Waxaan ku faraxsannahay in aan maanta heshiis is afgarad ah la saxiixanno hay'adda NIRA. Heshiiskan waxa uu awood u siin doonaa macaamiisheenna in ay helaan aqoonsi qaran oo u fududeyn doona helidda adeegyadeenna. 

#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Lacag dhigashada xisaabtaada Premier Bank, waxa ay ka fududahay sidii hore, kaga shubo ATMka dhow ee leh deposit, waa habka ugu casrisan ee aad kaash u dhigan karto akoonkaaga. #PremierATM #ATMCashDeposit #PremierBank

Lacag dhigashada xisaabtaada Premier Bank, waxa ay ka fududahay sidii hore, kaga shubo ATMka dhow ee leh deposit, waa habka ugu casrisan ee aad kaash u dhigan karto akoonkaaga.

#PremierATM
#ATMCashDeposit
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Weligaa lacag ma kala baxday ATM-keenna? Waxaan kuu soo kordhinnay in aad isla Premier ATM u dhiiban karto kaashkaaga, maalin iyo habeen iyo mar walba oo aad u baahato. Tijaabi maanta oo la wadaag saaxiibbadaada adeeggan muhiimka ah. #PremierBank #PremierATM #ATMCashDeposit

Weligaa lacag ma kala baxday ATM-keenna? 
Waxaan kuu soo kordhinnay in aad isla Premier ATM u dhiiban karto kaashkaaga, maalin iyo habeen iyo mar walba oo aad u baahato. 

Tijaabi maanta oo la wadaag saaxiibbadaada adeeggan muhiimka ah.

#PremierBank
#PremierATM
#ATMCashDeposit
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Premier Bank wuxuu kuu keenay adeeg cusub oo lacagta aad ugu bixin karto agabka qurxinta sida fargalka & suunka saacadda - ammaan iyo xarrago leh! Dalbo hadda oo noqdo qofka ugu horreeya. #PremierBank

Premier Bank wuxuu kuu keenay adeeg cusub oo lacagta aad ugu bixin karto agabka qurxinta sida fargalka & suunka saacadda - ammaan iyo xarrago leh! Dalbo hadda oo noqdo qofka ugu horreeya.

 #PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Premier Bank proudly announces the launch of "Tap2Pay - NFC Wearables" a pioneering payment solution that is the first of its kind in the country and the second to be launched on the continent. This new technology brings the future of secure, contactless payments to Africa,

Premier Bank proudly announces the launch of "Tap2Pay - NFC Wearables" a pioneering payment solution that is the first of its kind in the country and the second to be launched on the continent. This new technology brings the future of secure, contactless payments to Africa,
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Dear Customer, Get ready to pay with a tap! Premier Bank is thrilled to announce the launch of Tap2Pay, Africa's first tokenized-passive payment wearable solution. Now, you can make secure and contactless payments with the tap of your wearable device, thanks to our

Dear Customer, 
Get ready to pay with a tap! 

Premier Bank is thrilled to announce the launch of Tap2Pay, Africa's first tokenized-passive payment wearable solution.

Now, you can make secure and contactless payments with the tap of your wearable device, thanks to our
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Premier Wallet oo lagu heli doono lacagaha Ria Money Transfer: Oktoobar 26, 2024: App-ka Premier Wallet ayaa maanta kadib u fududeyn doona macaamiishiisa in ay ku helaan lacagaha laga soo xawilo dibadda ee ka yimaada shirkadda Ria Money Transfer. Macaamiisha Premier Bank iyo

Premier Wallet oo lagu heli doono lacagaha Ria Money Transfer:

Oktoobar 26, 2024: App-ka Premier Wallet ayaa maanta kadib u fududeyn doona macaamiishiisa in ay ku helaan lacagaha laga soo xawilo dibadda ee ka yimaada shirkadda Ria Money Transfer.

Macaamiisha Premier Bank iyo
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Macmiil ogsoonoow maanta kadib lacagaha laguugu soo diro Ria Money Transfer waxaad si toos ah oo degdeg ah ugu heli kartaa Premier Wallet iyadoo aan loo baahnayn meel dhexe oo ay lacagtu kuusoo marto. #TheRiaLife #SendMoneyAbroad #PremierBank

Macmiil ogsoonoow maanta kadib lacagaha laguugu soo diro Ria Money Transfer waxaad si toos ah oo degdeg ah ugu heli kartaa Premier Wallet iyadoo aan loo baahnayn meel dhexe oo ay lacagtu kuusoo marto.

#TheRiaLife
#SendMoneyAbroad
#PremierBank
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Waxaa farxad noo ah inaan qayb ka ahaanno bandhigga ganacsi ee Suuqa SIMAD oo ay soo agaasintay SIMAD University, kana dhacaya Beerta Nabadda ee Muqdisho. Bandhiggaan oo sidoo kale aan taabbogelintiisa qayb ka nahay waxaan macaamiisheena qiimaha badan ku sugeynaa goobteenna

Waxaa farxad noo ah inaan qayb ka ahaanno bandhigga ganacsi ee Suuqa SIMAD oo ay soo agaasintay SIMAD University, kana dhacaya Beerta Nabadda ee Muqdisho. Bandhiggaan oo sidoo kale aan taabbogelintiisa qayb ka nahay waxaan macaamiisheena qiimaha badan ku sugeynaa goobteenna
Five Somali TV (5TV) (@fivesomalitv) 's Twitter Profile Photo

In a major milestone for Somalia’s banking sector, #Premier Bank has officially launched its enhanced direct #SWIFT payment platform, a move set to revolutionize cross border financial transactions in the region. With this new capability, both individuals and businesses can now

In a major milestone for Somalia’s banking sector, #Premier Bank has officially launched its enhanced direct #SWIFT payment platform, a move set to revolutionize cross border financial transactions in the region.

With this new capability, both individuals and businesses can now
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Premier Bank oo ballaadhiyey Adeegga Dirista iyo helista Lacagaha Caalamiga ah ee “SWIFT”. Dal kasta ayaad u diri kartaa dhammaan noocyada lacagaha. Bangiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay ballaarin iyo hormurin wax ku ool ah oo uu ku sameeyay adeegga SWIFT. Faahfaahin dheeri ah

Premier Bank oo ballaadhiyey Adeegga Dirista iyo helista Lacagaha Caalamiga ah ee “SWIFT”. Dal kasta ayaad u diri kartaa dhammaan noocyada lacagaha.

Bangiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay ballaarin iyo hormurin wax ku ool ah oo uu ku sameeyay adeegga SWIFT.

Faahfaahin dheeri ah
Premier Bank (@premierbankso) 's Twitter Profile Photo

Honoured to be recognised at #ABLA2025! Grateful to African Leadership Magazine for celebrating our journey in redefining banking across Somalia and beyond. Here's to building a more inclusive and innovative African financial future. #PremierBank