Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile
Southwest State of Somalia

@southweststat

Southwest State Somalia is a core federal member of Somalia, established in 2002. Covering Bay, Bakool, and Lower Shabelle, under President Abdaziz Laftagareen.

ID: 1082744593404309509

linkhttps://presidency.sw.so/ calendar_today08-01-2019 21:03:22

438 Tweet

8,8K Followers

8 Following

Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cabduqaadir Aadan Cumar (Gerdhuub) U-magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Madaxweyne Abdiaziz Hassan Mohamed iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool. Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku qotoma ukuura-gelida Xaalada Amniga,Saamaynta Abaarta iyo Dhiiragelinta Ciidanka iyo Dadka Deganka oo udiyaar Garoobey la dagaalan Alshabab

Madaxweyne Abdiaziz Hassan Mohamed iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku qotoma ukuura-gelida Xaalada Amniga,Saamaynta Abaarta iyo Dhiiragelinta Ciidanka iyo Dadka Deganka oo udiyaar Garoobey la dagaalan Alshabab
Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool oo kala hadlay Doorkooda ku aadan ka qeyb-qadashada Dagaalka lagu Ciribtirayo Khawaarijta Alshabaab.

The President of the Southwest H.E. Abdiaziz Hassan Mohamed has on Tuesday returned to Baidoa and presided an emergency meeting of all the heads of security agencies at the Southwest State of Somalia presidential palace .

As the 4th anniversary of the President of Southwest State of Somalia, H.E.Abdiaziz Hassan Mohamed is set on tonight. We will be highlighting major achievements which the administration has undergone during the last four years. #Southwest4thanniversary

As the 4th anniversary of the President of Southwest State of Somalia, H.E.Abdiaziz Hassan Mohamed is set on tonight.
We will be highlighting major achievements which the administration has undergone during the last four years.
#Southwest4thanniversary
Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdiaziz Hassan Mohamed ayaa Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Safiir ku-xigeenka Dowlada Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya Ed Barnett oo ay kawada Hadleen Arimaha Amniga,Bini'adanimada iyo Hirgelinta Mashaariicda Hormarineed.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Abdiaziz Hassan Mohamed ayaa Saxiixay Sharciga Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed oo ay soo Diyaarisay Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed.

Arlaadi Media (@arlaadimnetwork) 's Twitter Profile Photo

#SouthWest state President Abdiaziz Hassan Mohamed on Monday conducted mini-reshuffle, appointing former Lower Shabelle governor Ibrahim Adan Najah as new education minister; other cabinet members were also nominated. #Somalia #Baydhabo

Abdiaziz Hassan Mohamed (@laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Today, I received a UN-delegation led by Acting SRSG James Swan . Had a fruitful discussion regarding the Humanitarian situation in SWS, and Security .Thanked them for their continued support and encouragement.

Received World Food Programme Deputy E.D Carl Skau, who visited Baidoa today to assess ongoing humanitarian efforts, progress made & efforts to improve service delivery. Grateful to World Food Programme for supporting our people during the difficult times. We remain committed to address any challenges faced.

Received World Food Programme Deputy E.D Carl Skau, who visited Baidoa today to assess ongoing humanitarian efforts, progress made & efforts to improve service delivery.

Grateful to World Food Programme for supporting our people during the difficult times.

We remain committed to address any challenges faced.
Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha DKG Abdiaziz Hassan Mohamed oo Nairobi joogo ayaa kulumo la Qaatay Danjirayaasha Dowlada France iyo Sweden ee Soomaaliya. Waxaa laga hadlay mashaariicda hormarka iyo dib u dhiska, Amaanka, Wax ka Qabashada is bedelka Cimilada iyo adeegyada bulshada iyo kaabayasha dhaqaalaha.

Madaxweynaha DKG Abdiaziz Hassan Mohamed oo Nairobi joogo ayaa kulumo la Qaatay Danjirayaasha Dowlada France iyo Sweden ee Soomaaliya.

Waxaa laga hadlay mashaariicda hormarka iyo dib u dhiska, Amaanka, Wax ka Qabashada is bedelka Cimilada iyo adeegyada bulshada iyo kaabayasha dhaqaalaha.
Abdiaziz Hassan Mohamed (@laftagareen) 's Twitter Profile Photo

We spoke on the phone with Mr. Richard H. Riley, the U.S. Ambassador to Somalia. During our conversation, we discussed the overall security and humanitarian situation in the country.

We spoke on the phone with Mr. Richard H. Riley, the U.S. Ambassador to Somalia.

During our conversation, we discussed the overall security and humanitarian situation in the country.
Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax dhigay Terminalka Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo oo si Casri ah loo dhisayo.

Today, South West State Cabinet of Ministers has approved legislative policy "Safeguarding Humanitarian Assistance". It aims to enhance the transparency, accountability, and efficiency of humanitarian assistance in our State. #Baidoa #SWS

Today, South West State Cabinet of Ministers has approved legislative policy "Safeguarding Humanitarian Assistance".

It aims to enhance the transparency, accountability, and efficiency of humanitarian assistance in our State.

#Baidoa #SWS
Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile Photo

Today, I signed the Safeguarding Humanitarian Assistance Law, which strengthens delivery systems & enhances accountability. We remain committed to creating a conducive environment & frameworks that facilitate smooth operations for our partners in providing vital services.

Today, I signed the Safeguarding Humanitarian Assistance Law, which strengthens delivery systems & enhances accountability.

We remain committed to creating a conducive environment & frameworks that facilitate smooth operations for our partners in providing vital services.
Abdiaziz Hassan Mohamed (@laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Thank you, Ambassador, for warmly welcoming me at the @US2Somalia Embassy. Our conversation on security, democratization & U.S. assistance to Somalia was truly fruitful. Highlighted the impact of halting US program& state's vulnerability, stressing the need for extra attention

Southwest State of Somalia (@southweststat) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha DKGS ayaa Qaabilay Lanna Idris oo ah Maamulaha guud Hay’adda SOS Germany, kulanka waxaa lagaga Hadlay Mashaariicda Hay’adda ka wado guud ahaan Deeganada KG iyo Hirgelinta Mashaariic Hor leh oo ay kamid yihiin wax soo saarka Beeraha, Caafimaadka iyo Gargaarka.